Meydka Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa goor dhoweyd Saaka laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada…
Browsing: Muqdisho
Guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid, taas…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Muqdisho, kadib markii uu muddo 40 casho ah…
Waxa magaalada Muqdisho kla socota qabanqaabadii ugu danbeysay ee aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax xoog leh goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadadda Afisyoone,.…
Duqa magaalada London ee dalka Ingiriiska Sadik Khan ayaa farriin tacsi ah u diray qoyskii, eheladii iyo dadka Soomaaliyeed ee…
Iyadoo lagu jiro qabanqaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho Marxuum C/raxmaan Cumar Cismaan…
Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa maanta la soo taagay nin u dhashay dalka Ingiirksa, laguna magacaabo Andrew Braian Irlam, kadib markii…
Diyaarad ku sii jeeday magaalada magaalada Baydhaba oo ka duuli rabtay Garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa la…
Amniga Xarumaha Muhiimka ah ee Dowladda Soomaaliya ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo lagu kordhiyey ciidamo iyo feejignaan sare, waxaana…
Sida ay sheegayaan xog laga soo xigtay saraakiisha Amniga magaalada Muqdisho waxaa laga digay baabuur qaraxyo sida inay ku jiraan…
Afhayeenka Ciidamada ururka Al-Shabaab C/casiis Abuu-muscab ayaa faafaahin ka bixiyay weerarkii Arbacadii ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir ee magaalada…
Dhaawaca Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa goor dhoweyd loo duuliyey dalka Qatar, iyadoo diyaarad caafimaad oo milateri ka…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda qabanqaabadii ugu danbeysay ee lagu doonayo in dibadda loogu qabo dhaawacyada qarixii is-miidaaminta ahaa ee…
Xog hordhac ah ayaa laga helayaa ciddii ka danbeysay qarixii shalay Galab ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir oo ahaa…
Taliye kuxigeenkii hore ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaliya Ismaaciil Daahir Cusmaan ayaa sheegay in dalka ku sugan yahay xaalad…
Tirada dadkii ku dhintay qarixii is-miidaaminta aha ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sare u kacay, iyagoo gaaray 17…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax xoog leh oo goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxa uu ka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo laga wada maqlay caasimadda.
Waxaa gebi ahaan saaka la xiray wadadda isku xirta magaalada Muqdisho iyo Afgooye, iyadoo gaadiidka aysan mari karin, lana sameeyay…
