Ciidamada Amniga dowladda Soomaaliya ayaa xalay dhagxaan waaweyn u rarray xaafaddaiyo Wadadda EX-Kontrol Afgooye ee isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.
Browsing: Muqdisho
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Gaari saaka ku qarxay magaalada Muqdisho oo loo adeegsaday waxyaabaha qarxa ee lagu dhejiyo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay agagaarka Isgoyska Black Sea ee degmada Hodon ee magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof ganacsade ahaa lagu dilay degmada Dharkeynley, iyadoo Alshabaab ay sheegtay inay…
Fal dil ah oo loo geystay askari ka tirsan ciidamada Booliska iyo iska hor imaad ay ku lug yeesheen ciidamada…
Ciidamada amniga magaalada Muqdisho ayaa maanta Saldhigga Degmada Dhankeynleey kusoo bandhigay Lix Nin oo Burcad ah iyo hubkii ay ku…
Iska hor imaad toos ah ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii koox ka tirsan Alshabab ay weerar ku qaadeen…
Gaari uu waday qof is-miidaamiye ah oo ah nooca Toyota Prada ee hore ayaa saaka ku qarxay wado aan la…
Qarax Gaari ayaa goor dhoweyd ka dhacay Isgoyska Shineemo Nasri, agagarka Isbitaalka Digfeer, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay U-qeybsanaha dhinaca Taageerada Howlgallada ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa rasaas ku furay darawal mooto bajaaj oo ku sugnaa agagaarka isgoyska Dabka ee magaalada…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaalia ayaa shir jaraa’id oo cusub ugu yeertay saxafiyiinta ku sugan magaalada Muqdisho 24 saacadood kadib shirkii…
Weerar nooc cusub ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii weerar Mindiyo loo adeegsaday lagu qaaday guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Sh/hoose…
Wararka laga helauo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay halkaasi ku dishay nin…
Diyaaradda heerka caalamig ee Qatar Airways ayaa duulimaadkeedii ugu horeysay maanta ka bilowday garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho.
Munaasabad lagu xusayey sanadguurada 59-aad ee xoriyadda Gobollada Koonfureed iyo midowgii labada Gobol ee Koonfur iyo Waqooyi ayaa lagu qabtay…
Waxaa caawa ka socda magaalooyinka Muqdisho iyo Dhuusamareeb munaasabado lagu xusayo maalinta xoriyadda Gobollada Koonfurta Somalia iyo Midowgii Koonfur iyo…
War kasoo baxay xarakada Alshabaab ayaa lagu sheegatay inay laba qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho saacadihii ugu danbeeyay oo qasaare…
Waxaa maanta xariga laga jaray wado isku xirta degmooyinka C/casiis iyo Shangaani oo maamulka Gobolka Banaadir uu hirgeliyey.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo mas’uuliyiin fara badan oo ka tirsan xukuumadda iyo labada gole ayaa saaka ka qeyb galay janaasadda Marxuum…
