Taliska ciidamada Booliska ayaa goor dhoweyd shaaciyey in la qabtay oo gacanta lagu dhigay Ninka ku eedeysan dilka haweeneydii dhowaan…
Browsing: Muqdisho
Doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galeen qaar ka mida saxafiyiinta Soomaalida ayaa goor dhoweyd waxaa Mudane…
Waxaa Allaha u naxariistee maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha iyo siyaasiyiinta magaalada…
Dhowr qof ayaa loo xir-xiitay kiiska naxdinta lahaa ee geerida Sumaya Yuusuf Barkhadle oo shalay meydkeeda laga helay Hotel ku…
War cusub ayaa ku soo kordhay marxuumad Sumaya Yuusuf oo meydkeeda laga helay Saaka Hotel ku yaalla Isgoyska Baar Ubax…
Dufcadii ugu horeysay oo ka kooban 131 arday ayaa ka qalin jebisay Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed kadib dib loo howl geliyay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaaciyey inaysan dooneynin dowlad ku dhisan confederal ama dowlado isutegay oo ay doonayaan dowlad…
Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya Ben Fender ayaa u mahadceliyey madaxdii kala qeyb gashay xuska dhalashada 93-aad ee Boqorrada Ingiriiska…
Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre, mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia sida wasiiro, xildhibaanno, taliyeyaal ciidan iyo siyaasiyiin mucaarad ah…
Sarkaal sare oo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab ayaa Galabnimadii Sabtida ee todobaadkan ka baxsaday Saldhiga Booliska degmada Waaberi ee ku…
Wararka laga helayo duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in meydka wiil dhalinyarro ah laga helay Xaafada Sarkuusta ee Ex. Kontrool…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa xalay kormeeray Goobihii ay qaraxyada ka dhaceen shalay ee Magalada Muqdisho.
Qarax labaad ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib qarax xoog leh oo gigilay caasimadda daqiiqado ka hor.
Dhawaqa madaafiic culus ayaa saaka laga maqlayaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmooyinka ku dhow xerada Xalane iyo garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika…
Guddoomiya ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Somalia C/weli Ibraahim Muudeey ayaa maanta si dhoweyn loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho,…
Maxaabiis ku xirnaa Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa maanta laga rarray halkaasi iyadoo si rasmi ah loogu wareejiyay Xabsiga weyn…
Meydka wiil dhalinyarro ah ayaa saaka laga helay degaanka Waydow ee duleedka Magaalada Muqdisho, iyado jirkiisa ay rasaas ka muuqatay.
Munaasabad lagu maamuusayo Maalinta Jamhuuriyadda Talyaaniga oo ku beegan June 2, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka…
Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa dil saaka aroortii 4:00 Subaxnimo loo geystay sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska, kaasoo lagu…
