Waaxda Gurmadka degdegga ah ee Dowladda Hoose, magaalada Muqdisho ayaa ku gurmatay nin xalay saqdii dhexe kasoo dhacay dhisme dabaq…
Browsing: Muqdisho
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya sarkaal ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliya oo ku dhintay magaalada Muqdisho, kadib markii la…
Maroodi weyn ayaa Xamar dhex taagan! Ma arkin miyaa?Keligaa ma aha. Qof aragtay ma jirto! Ma qarsoona loomana jeedo.
Wararka la helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya oo isku daldalay Xaafada Sheelare ee…
Askar ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa si bareer ah u dilay Darawal Mooto bajaaj, wuxuuna falkan ka dhacay duleedka…
Ummadda Islaamka ayaa Shalay u dabaal dagaysa maalinka qiimaha leh ee Ciidda Soon fur. Dadka Soomaaliyeed ayaa qeyb ka ah…
Ciidanmada Booliska iyo koox burcad ah ayaa iska hor imaad ku dhex maray gudaha suuqa weyn ee Xamarweyne ee magaalada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan booqasho shaqo ku joogay Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa galabta dalka…
Koox hubneysan oo ka kooban ila 10 dabley ah ayaa weerar ku qaaday Xarunta deegaanka Garasbaaley ee Magaalada Muqdisho.
Faahfaahin ayaa laga helay nin dhalinyaro ah oo koox hubeysan ay maanta ku dileen Xaafada Kacaan ee degmada Hodan, Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka wada tirsan milateriga Soomaaliya uu dagaal ku dhex maray Xaafada…
Taloyaha ciidamada Taraafikada Gen. Maxamed Xuseen Madaalle ayaa digniin kasoo saaray gawaarida la dhigo wadooyinka magaalada Muqdisho inta ka harsan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay toogasho ku dileen askari ka tirsan ciidamada dowladda.
Weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed aya caawa lagu qaaday xerada Janeral Gordon ee degmada Hodan ee Gobalka Banaadir, iyadoo rasaas…
Gaari ayaa ku qarxay agagaarka Xeebta Liido ee degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir xilligii maqribnimada, iyadoo faahfaahin laga helay qaraxaasi.
Faahfaahin ayaa laga helayaa dil maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha oo koox hubeysan ay ku dileen nin oday ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay dil u geysteen oday nabadoon ah oo deganaa degmada…
Koox dabley ayaa magaalada Muqdisho ku dishay Nin la sheegay inuu ka mid ahaa ergadii soo xushay Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliyam…
Ciidamada Nabadsugidda ee NISA ayaa shaaciyay in howlgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho ay klu soo qabteen xubin ka tirsan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhoweyd ka dhoofay magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda…
