Dabley ka tirsan Alshabaab ayaa qaraxyo iyo dil ka fuliyey degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho, iyadoo shalay 17-ka Ramadaan ay…
Browsing: Muqdisho
Kullankii xildhibaananda Baarlamaanka ee maanta lagu waday inuu furmo ayaa baaqday kadib markii uu buuxsami waayey tirada looga baahnaa kooramnkii…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qasaaraha ka dhashay Qarax Gaari is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoog leh oo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Taallada Daljirka…
Qarax aaad u culus oo gilgilay inta badan caasimadda Muqdisho ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Hay,adda Hormuud Telecom Foundation ayaa Maanta Deeq lacageed gaarsiisey xarunta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee SEDDCO oo ay wax…
Dowladda Kenya ayaa magaalada Muqdisho dib ugu soo celisay wasiir ku xigeen ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo laba xildhibaan oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerarro bam lagu qaaday laba ka mida saldhigyada Booliska magaalada Muqdisho.
Koox hubeysan ayaa Caawa dil ka geysatay Xaafad ka tirsan degmada Howl-Wadaag ee magaalada Muqdisho, iyagoo kadibna baxsaday.
Booliska ayaa sheegay in la qabtay qofkii waday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo Caawa ku qarxay magaalada Muqdisho,…
Qarax ayaa Caawa fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotel Muna oo u dhow Beerta Nabadda, waxaana wararkii ugu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay askari ka tirsan ciidamada dowladda oo saaka rasaas ku furay Gaari BL ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari ay la socdeen arday rasaas lagu furay magaalada Muqdisho, iyadoo uu…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa kasoo baxeysa wiil dhalinyarro ah oo xalay lagu dilay suuqa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Koox…
Maxaabiis Soomaaliyeed oo gaaraya 35 qof ayaa maanta dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho, kadib markii ay muddo ku xirnaaeen…
Hay’adda Hormuud Foundation ayaa maanta Deeq Rashiin gar gaar ah u qeybiyay Qaar ka mid ah Qoysaska Dadka laga tira…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari yar oo nooca raaxada ah uu ku qarxay isgoyska Shaqaalaha ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Amniga ay toogasho ku dileen nin hubeysan oo dhaawacay askari ka…
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa ubax dhigay Taallada SYL taasoo lagu xasuusanayo sanad guuradii 76-aad…
Howlgalka ciidamada Midowha Afrika ee AMISOM ayaa ka mid noqday hay’adaha ku howlan arrimaha dib u eegista Dastuurka KMG ah…
