Qarax xoog eh oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in lagu weerarray xarun Wasaarad ka tirsan…
Browsing: Muqdisho
Qarax ayaa goor dhoweyd laga maqlay caasimadda Muqdisho ee Soomaaliya oo maalmihii ugu dambeeyay ku jirtay heegan amni.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya ciidamo ka wada tirsan askarta dowlada Soomaliya uu dagaal hubeysan ku dhex maray…
Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ayaa Digniin Amni kasoo saartay suuragalnimada weerarro qaraxyo iyo kuwo toos ah oo ka dhaca caasimadda maalmaha…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Amniga dowladda ay is rasaaseyn dhex martay Gaari hubeysan oo diiday inuu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga heleyaa qarax gaari oo caawa ka dhacay Isgoyska KM 4 ee Magaalada Muqdisho.
Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu go’aamiyey xilliga uu…
Ciidamada Booliska ee caasimadda Muqdisho ayaa xalay howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan degmooyinka Waaberi iyo Xamar-jajab.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox Dabley ay toogasgho ku dishay nin la sheegay inuu ahaa macallin…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Haweeneyka mida shaqaalaha rayidka ee dowladda Soomaaliya ayaa ka badbaaday Qarax loogu xiray Gaarigeeda oo galabta ka dhacay dhabarka danbe…
Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa ayaa goor dhoweyd ka dhacay degmada H/wadaag, magaalada Muqdisho, iyadoo gaariga uu dab xoog leh…
Waxaa shalay gelinkii danbe lagu dilay magaalada Muqdisho wiil dhalinyaro ah oo ku jira toddobaadkii ugu horeeyay ee arooskiisa, markuu…
Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo gabgabeeyay socdaalkii uu ku joogay magaalada Muqdisho, iagoo galabta ka dhoofay Garoonka…
Waxaa maalintii labaad xiran wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, iyadoo isu socodka Gaadiidka uu noqday gabaabsi, waxaana dhibaato weyn…
Madaxweynayaasha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wadahadallo labo geesood ah ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Villa…
Madaxweynahaa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd kasoo degay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa maanta la xiray iyadoo ay socoto qabanqaabada soo dhoweynta madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo maanta…
Waxaa isku day khaarijin ah ka badbaaday sarkaal sare oo ka tirsan Hay’dda Denbi baarista CID-da ee Booliska Soomaaliyeed.
Gaari lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa goor dhoweyd ku qarxay magaalada Muqdisho, sida ay sheegayaan wararkii ugu danbeeyay ee…
