Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in dabley ka tirsan Alshabaab ay falal dil ah ka fulisay magaalooyinka Muqdisho…
Browsing: Muqdisho
Taliyihii hore ee Ciidamada Badda Soomaaliya, haddana ah Guddoomiyaha Hay’adda Cilmi baarista Soomaaliyeed Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) ayaa…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar dan guud loogu celinayo Dhulka ay ku fadhido Xaruntii Ciidamada Badda ee Degmada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada Booliiska ayy degmada kaaraan ee Gobalka Banaadir ku qabteen nin ku…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariistii wasiirkii Dastuurka xukuumadda Soomaalya, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo aaskiisu ka dahcay…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda qabanqaabada Aaska Qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee wasiirkii hore ee arrimaha Dastuurka Soomaaliya…
Wasiirkii Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil oo shalay ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta ayaa dib u dhac ku…
Meydka Nin dhalinyaro ah ayaa Saaka lagu arkay Wadadda Maka Al-Mukarama ee Muqdisho gaar ahaan halkii uu dhowaan Qaraxa ka…
wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dad loo xiray Qarax xoog leh oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho,…
Qarax xoog leh ayaa caawa 11:00 habeennimo laga maqlay guud ahaan magaalada Muqdisho, iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan.
4 qof ayaa ku dhintay , 9 kalena waa ku dhaawacmeen qarax baabuur oo ka dhacay meel u dhow maqaayad…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helay Qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Tiyaatatka Qaranka iyo Taallada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, siiba agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya asheegay in ciidamo ka tirsan Booliska oo watay gaari xalay lagu qarxiyey agagaarka xerada…
Dilal kala duwan ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana lasoo weriyey in ilaa saddex qof siyaabo kala duwan loogu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu toogasho ku dilay darawal Mooto bajaaj,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kulan la yeeshay xubno ka kala socday aamaha amniga, hawl wadeennada caafimaadka, hay’adaha gurmadka degdega…
Wararka laga helay degaanka Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in halkaasi lagu dilay darawalka gaari BL ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in nin dabley ah oo ka mida ilaalada Hotel ku yaalla magaalada Muqdisho…
Madaxweynaha SoomaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka booqday dhaawacyada Weerarkii Alshabaab ku qaadeen Hotelka Maka Almukarama iyo dhismooyinka u dhow oo…
