Marka laga soo tago xiriirkeenna caalamka iyo gaar ahaan kan mandiqadda aan ku naal, maalmihii na dhaafay waxaa dalkeenna ka…
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox bistoolado ku hubeysnaa ay galabta dil ka geysteen degmada Xamarjajab ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Hoobiyayaal ay goordhow kusoo dhaceen xaafado kamida Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir.…
Madaxweynaha Dalka Suudaan Gen.Cumar Xasan Albashiir oo khadka taleefanka kula soo xiriiray Madaxweyne Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo isagoo uga tacsiyadeeyay…
Dowladaha dunida qaarkood ayaa war-saxaafadeedyo ka soo saaray Qaraxyadii Muqdisho iyo weerarkii Alshabaab ku qaadeen Hoteelo ku yaalla wadadda Maka…
Alshabaab ayaa sheegtay in qaar ka mida dableydii fulisay weerarkii xalay ilaa maanta socday ee ka dhacay Hoteelada Maka Almukarama,…
Ra’isulwasaare Hassan Ali Khaire oo Warbaahinta Dowladda kala hadlaya Shacabka Soomaaliyeed, 24 saacadood ka dib weerarkii Alshabaab ku qaadeen hoteelo…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ugu dambeyn soo afjaray weerarkii ugu waqtiga dheeraa ee maleeshiyada Al-Shabaab ku qaado dhismooyin iyo Hoteelo…
Madaxweynayaasha maamulalda Puntland iyo Jubbaland si kala gaara war uga soo saaray weerarka Alshabaab ee ka socda Magaalada Muqdisho iyo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud oo ay la socdaan dhalinyaro ka tirsan xisbigiisa ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada gaarka u tababbaran ee Gaashaan loogu yeeray howlgalka ka socda magaalada…
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay weerarkii Alshabaab ku qaadeen hotelo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka qaraxyo Bam gacmeedyo iyo rasaas xoog leh laga maqlay dhisme ku…
Wararkii lagu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley ka tirsan Alshabaab ay gudaha ugu jiraan dhisme ay ka…
Xoghayaha Guud ee uruka Saxafiyiinta NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ka mid ahaa dadkii ka badbaaday qaraxii weynaa ee caawa…
Qaraxii weynaa ee caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa geystay qasaare iyo burbur aan hore loo arag, iyadoo dhismooyin badan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax weyn oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo qasaare naf iyo hanti ah…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho oo goor dhow qarax ka dhacay ayaa sheegaya in Weerar ku bilowday Qarax is-miidaamin…
War hadda soo dhacay aya sheegay in qarax aad u xoog badan uu Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Yariisow ayaa sheegay in maalmihii ugu danbeeyay aysan magaalada Muqdisho ka dhicin xaalado amni darro
