Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegay in weerar Bam lagu qaaday goob u dhow bar ay ciidamada dowladda ku…
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaa in koox hubeysan ay goordhoweyd toogasho ku dishay qof shacab oo ku sugnaa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dad shacab ah oo lagu laayey deganka Xaawo-cabdi duleedka magaalada Muqdisho, kadib markii koox…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya dad shacab ah lagu laayey duleedka magaalada Muqdisho, kadib markii koox hunbeysan ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in lagu dhaawacay dhaqtar ka howlgala magaalada Muqdisho, kadib markii ay rasaas fureen…
-Marxuum Ec. Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre waxaa uu ku dhashay Gobolka Awdal ee Gobolada waqooyi ee Soomaaliya 1939-dii,halkaas oo deegaan…
Dadkii deriska lahaa Allha u naxariistee xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo shalay lagu dilay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay degmada dharkeynlay ee Gobalka Banaadir ku dileen oday nabadoon…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dilkii maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab kula kaceen xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in goor dhoweyd koox bistloolado ku hubeysan toogasho ku dileen xildhibaan ka tirsan…
Waxaa maana lagu wadaa in magaalada Muqdisho laga furo xabsi weyn oo laga dhisay magaalada Muqdisho, iyadoo uu xariga ka…
Wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdidsho ayaa maanta xiran iyadoo sababta loo xiray ay tahay munaasabadda xuska asaaska ciidamada Asluubta…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in darawal Mooto Bajaajle ah, kadib markii uu rasaas ku furay.
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilka xeer ilaaliyiha Qaranka oo saaka lagu toogtay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho xilli uu ku…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku soo jeeda magaalada Muqdisho, kadib markii uu socdaal ku soo kala bixiyey dalalka Burundi iyo Jabuuti…
Qarax xoog leh ayaa lagu qaaday Kolonyo ka tirsan ciidamada itoobiya oo ku sugna degmada Baardheere ee Gobalka Gedo.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa taliye cusub u magacaabay ciidamada ilaalada Wadooyinka ee loo yaqaan Taraafikada.
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saakay xiray wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho. Gaadiidka ayaa loo diiday saaka adeegsiga wadooyinka waaweyn,…
Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ayaa xirtay xafiiska Maaliyadda Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA, kadib baaritaan ku socda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox Bistoolado ku hubeysnaa ay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku dileen…
