Nin hubeysan ayaa toogasho ku dilay gabar dhalinyaro ah xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho, kadib markii ay murmeen.
Browsing: Muqdisho
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax gaari oo duhurnimadii maanta ka dhacay Laami-yaraha Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mida degmooyinka…
Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya ayaa Caawa howlgal xoog leh ku qaaday xaafado ka tirsan degmada Wardhoogley magaalada Muqdisho.
Gaari ay leeyihiin Ciidamada Booliska ee magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay qarax loogu xiray uu ku qarxay Xaafada Sey…
Warar goordhow naga soo gaaray Magaalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in uu qarax goor dhow ka dhacay degmada hodan…
Weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed ayaa lagu qaaday bar ay ciidamada Booliska ku sugnaayeen, magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay toogasho ku dileen sarkaal ka tirsnaa ciidamada dowladda Soomaaliya.
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyey ciidamo ka tirsan Booliska oo Muqdisho ku dilay dad shacab maalmihii ugu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta oo Jimce ah ay koox hubeysan toogasho ku dishay qof shacab…
Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay middo ku dhow 30 sano marti gelin doonta ciyaar kubadda cagta ah oo heer Goboleed.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Bam gacmeed loo adeegsaday caawa lagu qaadya ciidamo Boolis ah oo fariisin…
Wiil dhalinyaro ayaa lagu dilay xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho kadib markii uu rasaas ku furay askari ka tirsan ciidamada…
Koox hubeysan ayaa caawa wiil dhalinyarro ah ku dilay magaalada Muqdisho, iyadoo sii xoogeysanayaan dilalka sida joogtada ah uga dhacaya…
Wararka laga helayo taliska booliska magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la xiray taliyihii saldhigga Booliska degmada Xamarweyne G/Dhexe Siciid Cumar…
Sanooyinkaan dambe waxaa soo badanayay in Qaraxyo lala beegsado goobaha Dadka rayidka ah ku badanyihiin sida Maqaayadaha, Hoteelada, Waddooyinka iyo…
Xarakada Alshabaab ayaa shaaciyey magacyada saraakiil ay sheegtay inay maanta ku dhinteen Qarixii ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.
Dhacdooyinka xanuunka leh ee uu reebay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala beegsaday Baar Italia oo u dhow…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho ka ururiyey Mootooyinka Dhugdhugleyda ah, waxaana howlgal lagu qaaday muddo 48 saacadood ah lagu…
Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa lagu weeraray xarunta Suuqa casriga ah ee ugu weyn caasimadda ee Muqdisho Mall…
