Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weriye ka tirsanaa warbaahinta dowaldda Soomaaliya uu ku dhaawacmay qaraxii maanta ka…
Browsing: Muqdisho
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh goor dhoweyd ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, gaar…
Afhayeenkii hore ee G/Banaadir, haddana ka mida agaasimayaasha Maamulka G/Banaadir C/fataax Cumar Xalane ayaa maanta wareejiyey Guri uu kiro ugu…
Sida ay sheegeen wararka laga helayo magaalada Muqdisho askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa toogasho afsaar ah ku dilay darawalka…
Ciidamada Amniga amagaalada Muqdisho xalay iyo maanta ka bilaabay olole lagu beegsanayo Mootooyinka Dhugdhugleyda ah ee Dhalinyaradda Muqdisho ay ku…
Shacabka kunool qaar ka mida xaafadaha magaalada Muqdisho ayaa bilaabay inay iskood ugu istaagaan dayactirka wado muhiim ah oo muddo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu toogasho ku dilay haweeney Soomaaliyeed oo…
Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho, kadib uu u yeeray markii la sheegay in madaxweynaha…
Waxaa bishii saddexaad galay markii uu joogsaday bixinta Baasaboorka Soomaaliga, iyadoo dadweyne fara badan ay subax waliba tagaan xarunta Hay’adda…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dib u soo celiyay kormeero uu ku tegayo qaar ka mida goobaha bulshadu…
Dabkii caawa ka kacay suuqa Bakaaraha ayaa lagu guuleystay in la damiyo, kadib gurmad weyn oo loo galay intii aanu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Dab a kacay suuqa weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar Bam loo adeegsaday lagu qaaday saldhigga Booliska degmada Wadajir ee…
Kooxda Alshabaab ayaa war kasoo saartay dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu khaarijiyey askari ka tirsan ciidamada dowladda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay toogasho ku dishay goor dhoweyd sarkaal sare oo ka…
Waxaa bishii labaad xiran bixinta Baasaboorka Soomaalida oo la joojiyey aakhirkii Bishii Novembar 2018, kadib markii uu gabagabo soo gaaray…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dhowaan jaangoyn ku sameeyay mushaarka ay qaataan madaxda kala duwan ee Gobolka Banadir iyo shaqaalaha, iyadoo…
Qarax maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho ayaa lagu dhaawacay Injineero Ajnabi ah oo la shaqeynayey shirkad korontada ee Muqdisho…
Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa la dhigay kaalin shidaal oo ku taalla magaalada Muqdisho, gaar ahaan kasoo horjeedka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax ka dhacay magaalada Muqdishom gaar ahaan agagaarka taallada Daljika Dahsoon.
