Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Gaari ku qarxay agagaarka Isbitaal Digfeer ee degmada Hodon, Magaalada Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrintii sababtay in xilka laga qaado guddoomiyihii xilka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan fal dil ah ka fuliyeen degaanka Ex. Koontarool Afgooye, degmada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa ay koox hubeysan dil khaarijin ah ku fuliyeen guddoomiye waaxeed ka…
Ciidamada Booliska dowladda Soomaaliya ayaa hor istaagay oo joojiyey xaflad uu xisbiga Wadajir ku qabsan lahaa hotel ku yaalla magaalada…
Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay laba eedeysane oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab oo…
Hay’adda Q/Midoobay u qaabilsan Miinooyinka ee United Nations Mine Action Service -(UNMAS) ayaa warbixin kasoo saartay weerarkii hoobiyeyaasha ee 1-da…
Qaramada Midoobay ayaa amar ku soo rogtay mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Xafiiska UNSOM ee magaalada Muqdisho, iyadoo farriimo loo diray lagu…
Wafdi ka socda xukuumadda Somalia ayaa la sheegay inay ku xayirmeen Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho, kadib markii loo diiday inay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, kana tirsan xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda hadda xilka heysa ku eedeeyay inay…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ku tegay wasaaradda maaliyadda iyo Dekadda magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdishio ayaa sheegay in koox hubeysan ay toogasho ku dishay Taliyihii Saldhigga Booliska Degmada Wardhiigley.
Kulan ay yeesheen xubno ka socda Ururada Bulshada Rayidka, Ganacsatada iyo Xirfadleeyda ee ku mideysan Dallada Bulshada Rayidka ee SONSA…
Weerar Bam Gacmeed ayaa caawa lagu qaaday laanta Horseed ee degmada Yaaqshiid, magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin dhaawac ahaa oo la dhigay mid ka mida isbitaallada Muqdisho lagu…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa 24 saacadood kadib war kasoo saartay weerarkii madaafiicda ee shalay lagu qaaday xarunta Qaramada Midoobay…
Qaraxa Bam gacmeed ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii nin laga shakiyey ay eryadeen ciidamada amniga.
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa cambaareeyay weerar madaafiic ah oo maanta lagu qaaday xarunta UN-ka ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in madaafiic lagu weerarray xarunta Xalane oo fariisin u ah ciidamada AMISOM, isla…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in darawal mooto Bajaaj lagu dulay degaanka Weydow ee duleedka magaalada.
