Guddoomiye cusub ayaa loo magacaabay degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir, kadib wareegto kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Yariisow.
Browsing: Muqdisho
Ciidamada Amniga ayaa dilay askari toogasho ka geystay degmada kaaraan ee magaalada Muqdisho, kadib markii uu galay Guri la degan…
Kooxda Al Shabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ninkii isku qarxiyey Barta laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Sarkaal ka tirsanaa ciidamada milaeriga lagu dilay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay toogasho ku dileen guddoomiye Waaxeed ka tirsan degmada Xamarweyne…
Kulan ay isugu yimaadeen siyaasiyiin, odayaal iyo qaar ka mida ildhibaannada ka tirsan labada Gole ee kasoo jeeda Beesha Muddulood…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa xarunta Madaxtooyada Villa Somalia kula kulmay qaar ka mida caruurtii uu ka…
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kasoo jeeda degaana K/Galbeed aya loo ogolaaday inay xarunta NISA ee magaalada Muqdisho…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dib loo dhigay tartankii ciyaaraha dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qarax gaari oo lagu soo xiray waxyaabaha qarxa uu ka dhacay magaalada…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay la waregtay isbitaalka weyn ee Hooyada iyo Caruurta Banaadir, iyadoo maamul cusub loo magacaabay.
Kulan Duco iyo Baroordiiq ah ayaa hadda ka bilowday Hotel ku yaalla magaalada, iyadoo loo sameynayo Weriye Cawil Daahir Salaad…
Shirka toddobaadlaha arrimaha bulshada ee uu guddoomiyey Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre, ayna ka qeyb galeen wasiiro iyo maamulka Gobolka…
Ciidamada amniga G/Banaadir aya gacanta ku dhigay koox burcad ah oo dhac baahsan u geysan jirtay dadka degan xaafaadaha degmada…
Gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir Xuseen Nuur Maxamed oo ah ku-simaha Guddoomiyaha ayaa shaqo joojin ku…
C/qaadir Abuukar Shaacir oo ahaa dil-suge ay maxkamadda ciidamada qalabka sida ku xukunta dil toogasho 06-dii Disembar 2017 ayaa saaka…
Dadweyne careysan ayaa maanta banaanbax rabshado watay ka dhigay Isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshiid, gobolka Banaadir, kadib dil wiil dhalinyaro…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeeray goobtii uu qaraxa weyn ka dhacay Khamiistii iyo Tiyaatarka Qaranka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox bistoolado ku hubeysan ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku dileen shaqaale ka…
Allaha u naxariistee Faysal Salaad Samow wuxuu ka mid ahaa dhalinyarada aadka u fir-fircoon ee dalka gudisiisa wax ku bartay,…
