Xildhibaanno ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa ka baxsaday magaalada Kismaayo, kadib markii ay naftooda u cabsadeen, waxayna ka hadleen xaalad…
Browsing: Muqdisho
Waxaa galabta magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariiste weriye Cawil Daahir Salaad iyo saddex ka mida shaqaalaha Telefishanka Universal…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa War kasoo saaray Qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, isagoo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay…
Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca amniga Maxamed Cabdullaahi Tuulah ayaa ka hadlay qaraxii maanta ka dhacay Tiyaatarka Muqdisho…
In ka badan 20 qo oo u badan ciidamo ayaa ku dhintay qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo ay…
Wasiirka Duulista Duulista Hawada ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa ka hadlay warar sheegaya in maanta laga xiray…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ayaa shaacisay in gacanta lagu soo dhigay ninkii hoggaaminayey qaraxyadii maanta Muqdisho ka dhacay oo…
Waxaa sii kordhaya faahfaahinta laga helayo qasaaraha ay dhaliyeen qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Tiyaatarka Qaranka…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxyo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho oo dhaliyey qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Wararkii ugu danbeeyay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Gaari saddexaad oo looga shakisan yahay inuu sido waxybaaha qarxa ayaa lagu…
Qarax labaad oo aad u weyn ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay agagaarka Madaxtooyada, gaar ahaan Tiyaatarka Qaranka oo ah Bar laga ilaaliyo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax xoog leh uu goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax goor dhoweyd oo caawa ah ka dhacay isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho.
Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka ee NISA ayaa shaacisay caawa inay gacanta ku dhigay xubin ka tirsanaa Ururka Al Shabaab.
Ururadda ku bahoobay Dallada SOCENSA ayaa shirweynaheedii guud ee magaalada Muqdisho maanta ku doortay guddoomiye cusub.
Saldhigga Tababarka ciidamada Turkiga ee Muqdisho TurkSom ayaa la bilaabay in lagu tababarro ciidamada Booliska, waxaana tababar loogu soo xiray…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota munaasbad loogu dabaaldegayo Sanadguurada 75-aad ee aasaaska Booliiska Soomaaliyeed oo ku beegan 20-ka December oo ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidmada amniga ay maanta xireen Wadooyinka muhiimk ah ee casimadda, iyadoo la…
Kaaliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Cali Wardheere (Cali Yare) ayaa weerar ku qaaday Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaliya Prof. Cali Maxamed Geedi…
