Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay toogasho ku dileen galabta laba qof oo shacab ah.
Browsing: Muqdisho
Ururka ay leeyihiin Shirkadaha Isgaariinta Soomaaliyeed ayaa soo saaray War-saxaafadeed ku saabsan kullan bille ah oo ay yeesheen, kasoo looga…
Waxaa maanta baaqday kulan la filayey inay yeeshaan xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka, iyadoo muran ka taagan yahay qaabka guddoominta Baarlamaanka, dalkana…
Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika ee AFRICOM Thomas Waldhauser oo soo gaaray ayaa magaalada Muqdisho ayaa kulan gaara kula…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dilal kala duwan ay caawa ka dhaceen caasimadda Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa maanta wada guddoomiyey shir looga…
Wararkii ugu danbeeyay qaraxii duhurnimadii maanta ka dhacay Suuqa Kaawo-Godey ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu dhaliyey qasaare…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Duhurnimadii maanta ka dhacay xaafadda Kaawo-Godey ee degmada Wadajir, Gobolka Banadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh ka dhacay xaafadda Kaawo-godey ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaaday sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda, kaasoo…
Howlgal ay ciidamada Booliska xalay ka sameeyeen xaafado ka mida degmada Hodon ee Magaalada Muqidsho ayaa lagu soo qabqabtay dhalinyaro looga…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo ka dhashay miinooyin ay ka dhaceen magaalada Muqdisho.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir iyo Duqii Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dilal is daba joog ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay dil qorsheysan ka fulisay Suuqa weyn ee Bakaaraha.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aaya sheegay in koox hubeysan ay dil qorsheysan ka fulisay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xabsi loo taxaabay shalay weriye Nuur Ismaaciil Sheekh oo hore uga soo…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaranka ayaa shaacisay in 19-ka November 2018 Ciidamada NISA ay magaalada Muqdisho kao qabteen xubno Kooxda…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa ka hadlay Qarax uu maanta ka badbaaday, kaasoo loogu Gaarigiisa.
Mid ka mida xildhibaannada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka badbaaday Qarax loogu xiray gaarigiisa oo loo qorsheeyay in lagu dilo.
Qarax gaari ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo wararkii ugu horeeyay sheegayaan inuu ahaa mid lala beegsaday Gaari…
