Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay weerar ku qaaday maqaayad ku taalla agagaarka isgoyska Fagax.…
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu fal dil ah maqribnimadii caawa ka dhacay isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Qaar ka mida saxafiyiinta magaalada Muqdisho ayaa u baroordiiqay saxafiga Sacuudiga ah ee lagu dilay dalka Turkiga, waxayna codsadeen inuu…
Faafhaahin dheeraad aha ayaa ka soo baxeysa Qarax maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan degaanka Weydo ee u…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog ka dhacay degaanka KM 13 ee duleedka magaalada caasimadda ah…
Shir looga hadlayo Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya ayaa maanta ka furmay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho.
Ciidamo cusub oo loo tababarayo Booliska ayaa ku soo biiraya sugidda amniga magaalada Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay qarax miino oo ka dhacay Muqidsho ku dishay askar ka tirsan ciidamada AMISOM.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in iska hor imaad ciidamo kala duwan ku dhex maray isgoyska Km4 ee…
Shirkadda Kenya Airways ayaa dib u dhigtay duulimaad la filayey inay maanta ka bilowdo magaalada Muqdisho, arrimo lagu sheegay farsamo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dilal kala duwan oo ka dhacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya (NISA) ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtay sarkaal ka tirsan Ururka Khilaafada Islaamiga ee Daacish.
Waxaa maanta oo taariikhdu ku beegantahay 13 Novembar furmay Aqoon isweydaarsiga sannadlaha afraad ee cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2018), oo uu soo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen dad shacab ah meel u dhow…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dad shacab ah ay gacanta ku dhigeen mid ka mida dabley fal…
Dab lama filaan ah ayaa qabsaday qeybta keydka hadalka ee Idaacadda Radio Muqdisho oo ku dhex yaalla xarunta Wasaaradda Warfaafinta.
Xalay xilli danbe ayaa waxaa dab qabsaday Baar ku yaalla gudaha Garoonka Aadan cadde ee Muqdisho, iyadoo saacado aroortii hore…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Yariisow ayaa afka furtay oo weerar shaqsi ah ku aaday xildhibaan Warsaame Joodax oo hore u…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shalay dib ugu soo laabtay dalka ayaa kulan degdeg maanta la yeeshay taliyeyaasha ciidamada…
Shirkadda Diyaaradaha dalka Kenya ee Kenya Airways ayaa ku dhawaaqday inay duulimaad toos ah oo ganacsi ka bilaabeyso magaalada Muqdisho.
