Ciidamada Booliska ayaa xalay howlgal culus ku qaaday duleedka Magaalada Muqdisho oo muddooyinkii danbe ay weerarro dad badan lagu dilay…
Browsing: Muqdisho
Waxaa aad u sii kordhay Qasaaraha ka dhashay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqidsho ee lala beegsaday Hotelka Saxafi, iyadoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay weerar ku qaaday askar ka tirsan ciidamada dowladda oo…
Waxaa si weyn sare ugu kacay qasaaraha ka dhashay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqidsho ee lala beegsaday Hotelka Saxafi.
Hay’adaha Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saaray qaraxyadii is daba joogga ahaa ee galabta lagu qaaday Hotelka Saxafi ee…
Waxaa sii kordhaya qasaaraha Qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee lagu beegsaday Hotelka Saxafi ee KM4.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qaraxyo is daba joog ahaa oo ka dhacay Magaalada Muqdisho, kuwaasoo lagu weeraray hotelka…
Duulimaadkii ugu horeeyay ayey maanta magaalada Muqdisho ku timid diyaaradda Shirkadda Ethiopian Airlines, iyadoo ay noqoneyso markii ugu horeysay muddo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabelle lagu dilay qarax loogu xiray Gaarigiisa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay agagaarka Beerta Nabadda ee u dhow Madaxtooyada Soomaaliya.
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ayaa War yaab leh kasoo saartay dilkii ay ciidamadeed shalay aroortii u geysteen dad…
AMISOM ayaan weli wax war ah kasoo saarin dadkii ay shalay aroortii ku dileen magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada Brundi…
Dad shacab ah oo ka careysan dadkii ay shalay magaalada Muqdisho ku dileen ciidamada AMISOM ayaa bannaanbax ka sameeyay degmada…
Taliska ciidamada Booliska Dowlada Soomaaliya ayaa shaaciyey in gacanta lagu dhigay Askarigii ka damnbeeay dilka Safiya Cabdiraxmaan oo ehayd haweeney…
Ehelada dadkii saaka ay ciidamada AMISOM ku dileen Isgoyska Ex. Kontrol Balcad ayaa lagu soo bandhigay Isbitaalka Medina ee magaalada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laag helay dil bareer ah oo magaalada Muqdisho xalay loogu geystay haweeney lagu magacaabi jiray Safiya…
Dadweyne careysay ayaa bannaanbax ay uga soo horjeedaan ciidamada AMISOM ka dhigay magaalada Muqidsho, kadib markii ay ciidamadaasi dileen dad…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda lagu dilay duleedka caasimadda.
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun dil ah ku fulisay laba askari oo ka tirsan ciidamada milateiga…
Iyadoo isbedellada lagu sameynayo maamulka degmooyinka Gobolka Banaadir ay xilkii laga qaaday guddoomiyaha degmada Howlwadaag, iyadoo guddoomiye cusub loo magacaabay.
