Mas’uul ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay ahayd amar uu bixiyey taliye saldhig ku yaalla mid ka mida…
Browsing: Muqdisho
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar Dabley hubeysan oo ka tirsan Alshabaab ay xalay ku qaaday ciidamo ka tirsan…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta saldhiga Degmada Hodan kusoo bandhigay koox ka kooban 10 qof oo lagu eedeeyay inay lacago…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax gaari oo Duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay aya sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay qeybo ka mida degmooyinka caasimadda.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho xariga laga jaray xarunta labaad ee Wasaaradda Maaliyadda oo dhismaheeda ay maalgelisay dowladda Swedan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay rasaas ku fureen gaari ay la socdeen dad rayid…
Dilka khaarjijin ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, markii dabley hubeysan ay toogteen nin ganacsade ahaa oo ku sugnaa…
Wararka laga helayo magaalad Muqdisho ayaa sheegaya in shir degdeg maanta la isugu yeeray golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox burcad ah lagu qabtay xaafad ka trisan degmada Kaaraan ee Gobolka…
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilada Qaramada Midoobay iyo…
Shirkii kooxda xiriirka Soomaaliya ee ururka Iskaashiga Islaamka ayaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay, iyadoo ay ka qeyb galeen wufuud…
Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in is rasaaseyn dhex martay ciidamo boolis ah iyo kuwo ka tirsan milateriga…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho ka furay Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka…
Shirka dalalka Ururka Iskaashiga Islaamka ee Qaabilsan Arrimaha Somalia, waxaa ka qeyb galaya 14 dal oo ka kala socda dalalka…
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda ee dalka Qatar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd kasoo degay Garoonka…
Wadooyinka waweyn ee magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran shir caalami ah oo ka dhacay caasimadda.
Waxa amanta magaalada Muqdisho ka furmaya Shirka kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo ay ka qeyb galayaan wasiiro…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si weyn u cambaareeyay dowladda Turkiga, isagoo sheegay inay tahay dowlad laba-wejiilenimo ku dhaqanta, marka…
Wufuudii ugu horeysay ee ka qeyb galeysa shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa soo gaartay magaalada Muqdisho.
