Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay marti gelin doonto shir ay ka soo qeybgeli doonaan 15 da oo ka…
Browsing: Muqdisho
Maamulka Gobolka Banaadir amar ku soo rogay Bararka iyo Hoteellada ku yaalla Xeebta Liido, degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho, iyadoo…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya xubin ka tirsan Daacishta Soomaaliya oo lagu dilay toddobaadkii hore magaalada Muqdisho.
Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay in Ciidamadeedaa ay qabteen xubin ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab ee qaabilsan…
Maxkamadda Ciidanka qalabka sidda ayaa xukun ku riday Eedeysane Dable Axmed Cali Cawaale oo lagu eedeeyay inuu toogasho ku dhaawacay…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho tababar looga furay dhalinyaro gaareysa 1600 oo ku biiray ciidamada Booliska Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaaday xarun ganacsi oo ku taalla suuqa…
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale), ayaa si kulul uga hadlay howlgal dhimasho iyo dhaawac sababay oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu dagaal ku dhex maray koox maleeshiyo ah iyo ciidamada booliska xaafad ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay weerar ku qaaday isla markaana toogasho ku dishay Maamul…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox dabley ah wiil dhalinyaro ah ku dileen magaalada Muqdisho.
Xaflad si heer sare loosoo agaasimay kuna saabsaneyd qalin jabinta dufcadii 18aad ee Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu qabtay Royal Hotel…
Wararka laga helayo degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ay rasaas ku fureen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidanka amniga ay saaka toogasho ku dileen nin hubeysan oo ku lebisnaa…
Wasiirada arrimaha dibadda dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ayaa shir jaraa’id oo wadajir ah ku qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo kulan…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa faahfaahin ka bixiyey dhacdo ku qabsatay maanta isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho. markii ilaaladiisa iyo…
Wafdi ka kooban wasiirada arrimaha dibadda dalalka Itoobiya iyo Ertirea Dr. Workneh Gebeyehu iyo Osman Saleh ayaa goor dhoweyd kasoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay koox hubeysan ay toogasho ku dilay nin ka mid ahaa ergadii dooratay xildhibaannada…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho shir saddex geesood ah uga furmayaa wasiirada arrimaha dibadda dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea.
Waxaa saaka la xiray Wadooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamo badan la dhigay isgoysyada iyo wadooyinka magaalada, waxaana la joojiyay isu…
