Carwadii ugu horreysay ee isgaarsiinta iyo teknolojiyada ayaa maanta laga furay magaalada Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey Magaalada Muqdisho. iyagoo gacanta ku soo dhigay Xubin…
Munaasabad lagu furay kalafadhiga 4aad ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhcday Hotel ku yaalla magaalada…
Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed CabdullaahI Farmaajo ayaa maanta dinb ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, kadib markii safar 24 saacadood qaatay…
Qaar ka mida dhaawacyada Qaraxyadii magaalada Baydhaba ayaa Galabta la keenay magaalada Muqdisho, kadib markii laga soo duuliyey Baydhaba.
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM ayaa u munaasabad baroordiiq ah u sameeyay sanadguuradii koowaad ee xasuuqii 14-ka Oktoobar ee…
Taariikhda weerarrada argagixiso ee ugu waaweynaa uguna dhimashada badnaa Dunida waxaa markii ugu horeysay kaalimaha hore kasoo galay Qaraxii weynaa…
Waxaa Isgoyska 14-ka Oktoobar (Ex. Soobe) ee magaalada Muqdisho ka socda isu soo bax lagu xusayo sanadguuradii koowaad ee qaraxiii…
Maxkamadda Millatariga Soomaaliya ayaa saakay fagaaraha Iskool Buluusiya ee degmada Xamar Jajab ku fulisay toogasho lagu xukumay Dil-suge Xasan Aadan…
Maamulka Jaamacadda SIMAD ayaa beeniyey war laga baahiyey arday bannaanbax ka dhigtay cabasho ay ka muujiyeen dhibaato ka taagan Kuliyadda…
Ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay koox burcad ah oo fadhigoodu ahaa Xaafadaha Degmada Dharkeynlay ee Gobalka…
Wafdi ka socda dowladda Qadar ayaa maanta kasoo degay garoonka Diyaaraddaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo socdaalkoodu ahaa mid…
Muddo sanad ah ayaa laga joogaa maalintii uu dhacay qarixii weynaa ee Soobbe oo ahayd 14-ka Obtoobar, sanadkii tagay, waxaana…
Wararka laga helayo qaar ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in ciidamo cusub oo Boolis ah la geeyay xaafadaha…
Hay’adda Nbadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaacisay in ciidamada NISA ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ay gacanta ku dhigeen…
Howlgal ka dhan ah Mootooyin falal amni darro ka wada magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho.
Ururka Somali Faces ayaa deeq lacageed gaarsiiyey Qoysaskii uu ka geeriyooday Marxuum Axmed Dowlo oo dilkiisa uu gilgilay Soomaali fara…
Qarax Gaari waxyaabaha lagu soo xiray ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo loogu xiray mid ka mida Shaqaalaha maamulka Gobolka…
Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta kullan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay uga hadleen furitaanka kalafadhiga…
Ganacsatada Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha ayaa qeylo dhaan ka soo saaray xaaladda suuqaasi oo ay faro ba’an ku…
