Askari lagu soo eedeeyay inuu ku caan baxay dhaca dadka Muqdisho ayaa maxkamad lagu soo taagey magaalada Muqdisho, iyadoo xukun…
Browsing: Muqdisho
Dowladda Faransiiska ayaa safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, iyadoo maanta waraaqaheeda aqoonsiga uu ka guddoomay wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil ah uu ka dhacay waaxda Sedexaad ee Degmada kaxda ee…
Kooxda Alshabaab ayaa digniin u dirtay Dalladaha Waxbarashada Gobolka Banadir ka jira, iyagoo sheegay inay faafinayaan manhaj khaldan oo Hay’adda…
Munaasbad tababar loogu soo xiray, laguna dhaariyey saraakiil ku soo biiray ciidamada xoogga dalka ayaa maanta ka dhacday saldhigga Milatgeriga…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay qorshe sugida amniga caasimadda Muqdisho laga bilaabayo degmooyinka G/Banaadir, iyadoo loo diyaariyey 3000 oo ciidan…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta la wareegeysa ciidamo lagu tababaray Saldhigga Turkiga ee magaalada Muqdisho, iyadoo la qabanayo xaflad wareejin ah.
Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa u ogolaaday Safaarada Qatar inay dalka ka dhoofsato Duurjoog.
Wararlaga helayo magaalad Muqdisho ayaa sheegay in qaraxyo ay ka dhaceen degmada Yaaqshiid, gaar ahaan agagaarka warshada Baastada.
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaalle ayaa maanta dugsiga tababarka Booliska ee Gen. kaahiye tababar ugu soo…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa si lama filaan ah toogasho ku dilay laba nin oo ka tirsanaa koox burcad…
Wakiilka cusub ee xoghayaha guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Muran ka dhashay shaqo ka eryid lagu sameeyay madaxa qeybta hagista diyaaradaha Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa saameyn ku yeeshay…
Waxaa isbedel degdeg lagu sameeyay magaca xisbigii dhowaan looga dhawaaqay magaalada Muqdisho ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore xildhibaan Xasan Sheekh…
Kooxo Bucrad abaabulan oo dhac u geysta dadka iyo ganacsatada ayaa sii kordhaya, iyagoo fara ba’an ku haya Ganacsigii suuqyada…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay Qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday saraakiil ajnabi ah oo la sheegay inay ka tirsan yihiin…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax lala beegsaday ciidamo ka tiran mlateriga Talyaaniga.
Qarax xoog leh ayaa laga maqlay goor dhoweyd magaalada Muqdisho, iyadoo qeybo badan oo ka tirsan magaalada laga dareemay qaraxaasi.
Waxaa caasimadda Muqdisho kusoo kordhaya falalka adfuub ah oo lagula kacayo caruur iyo dhalinyaro da’ yar, iyadoo xaafadaha qaarkood ay…
Qaar ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka bilowday kacdoon ay wadaan dhalinyarro xaafadeed qaab madani ah isu abaabulay…
