Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan oo wadatay Mooto Bajaaj ay toogasho ku dileen gabar yar…
Browsing: Muqdisho
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay inuu isagu bixiyey amarka lagu xira suuqa Malaayga ee xeebta…
Maalintii labaad waxaa xiran suuqa kalluunka Kulmis ee degmada C/casiis, iyadoo ganacsatada Malaayga iyo xoogsatada kalluumeysiga ay si weyn uga…
Gudoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Axmed Baarqab ayaa qarxisay fadeexad ku saabsan haween jirkooda laga ganacsado.
Abuukar Axmed Xuseen oo inuu shaqo-doon yahay ku soo bandhigay boorar uu ku dhegsaday magaalada Muqdisho ayaa shaqo ku helay…
Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen ku beeniyey warbixin uu bixiyey wasiirka Boostada & Isgaarsiirnta Xukuuamdad Soomaaliya Cabdi…
Xoogsatada Kaluumeysiga magaalada Muqdisho ayaa maanta dhigay bannaanbax ay uga horjeedaan maamulka Gobolka Banaadir oo ay ku eedeeyeen inay ka…
Ciidamada Booliska Soomaaliya G/Banadir oo howlgal culus ku qaaday xaafado ka tirsan degmooyinka Howlgawadaag, Hodan iyo Wardhiigley.
C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) oo ka mida saraakiisha Jabhadda ONLF oo muddooyinkan ku sugnaa magaalada Hargeysa ayaa sheegay inuu…
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa loogu yeeray inuu jiro kulankii Baaralmaanka oo loo doodayo xeerhoosaadka Golaha Shacabka Soomaaliya.
Aabaha dhalay gabadha sabbatay in la dilo marxuum Axmed Dowlo ayaa caddeeyay inuusan bixin gabadhiisa, isagoo dowladda Soomaaliya ugu baaqay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dil naxdin leh oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii nin hubeysan uu walaalkii…
Shirkad ka mida kuwa ka howlgala magaaladda Muqdisho ee qaabilsan dhinaca IT-ga ayaa shaacisay inay qaadaneyso wiil Soomaaliyeed oo si…
Waraka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay Suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha.
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa soo saartay xeer ku saabsan dhaqan gelinayo shuruucdii hoe ee Gaadiidku lahaa, iyadoo dib…
Qaar ka mida wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa la xiray saaka, iyadoo la dhigay ciidamada amniga oo u diiday gaadiidka dadweynaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay saakay dil qorsheysan ka fulisay qof shacab ah.
Dowladda Soomaaliya ayaa dib u dejin u sameysay lammaanaha Maxamed C/raxmaan Mukhtaar iyo Ruqiya C/llaahi Maxamed oo guurkoodu sababtay in…
Iyadoo weli ay jirto Hadalheyntii ku aadaneyd Gabood Falkii loo geystey Mawaadin Marxuum Axmed Mukhtaar Saalax ( Axmed Dowlo) ka…
Hay’adda Xanaanada Caruurta ee Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa noqotay hay’adii ugu horeysay ee si toos ah ugu soo guurtay…
