Musharax cusub ayaa ku soo biiraya tartanka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu aakhirka bishan ka dhaco magaalada Muqdisho.
Browsing: Musharax madaxweyne
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa farriin cabsi leh u dirtay xildhibaanada cusub.
Waxaa ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya wiil uu dhalay siyaasiyiga caanka ah ee Xasan Abshir Faarax.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si rasmi ah shalay ugu dhawaaqay musharaxnimadiisa xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Musharax cusub ayaa ku soo biiray tartanka xilka madaxweynaha Soomaaliya, kaasoo magaalada Garowe uga dhawaaqay musharaxnimadiisa.
Doorashada ka dhacaysa Soomaaliya ee labada Aqal ee Baarlamaanka iyo tan Madaxweynennimada ayaa abuurtay dhaqaale badan oo soo gala saaxada…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Sooomaaliya ayaa la sheegay inuu ku dhawaaqayo musharaxnimadiisa xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Musharaxa xilka Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta soo bandhigay qorshihiisa siyaasadeed ee uu doonayo inuu doorashada 2106 ku galo.
Ololaha Doorashada Musharaxa siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ma aha oo kaliya midka ugu dheereeya xilligan ee waa si fiican u…
Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladdii KMG aheyd ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharax taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa ku dhawaaqay goor dhoweyd inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflada ku dhawaaqista Musharaxa Madaxweyne ee Danjire Maxamed Cali Ameriko. Xafladda oo ay kasoo qeyb…
Xaflad si weyn loo soo agasimay oo ay ka soo qeyb galeen boqolaal dadweyne fara badan, duubab, siyaasiyiinta xisbiyada, xildhibaanno…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta ku dhawaaqaya inuu u sharxan yahay jagada madaxweynaha Soomaaliya…
Mid ka mida musharixiinta isu sharxay xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee 2106 ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag oo ololihiisa…
Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadii KMG ahayd ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay
Jibriil Ibraahim Cabdulle, madaxa hay’adda Cilmi-baarisa iyo wadatashiga ee CRD, wuxuu ka mid yahay musharrixiinta
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha
Dr. Cali Xaaji Warsame oo ka mida siyaasiyiinta kasoo jeeda Puntland, horena u ahaa wasiirka ka tirsan maamul goboleedka Puntland…
Maxamed Cabdullaahi Nuur oo ahaa guddoomiyaha jaaliyadda Soomaalida ee dalka Tanzania ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan jagada…
