Afar ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha Galmudug oo hore u diiday ka qeyb galka doorashada ayaa markii saddexaad soo saaray…
Browsing: Musharixiinta Galmudug
Musharax cusub ayaa kusoo biiray tartanka doorashada Madaxweynaha Galmudug iyadoo saacidihii ugu danbeeyay muddo 24 saacadood ah lagu kordhiyey xilliga…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa bilaabay qabashada araajida mushariixinta u taagan xilalka ugu sareeya maamulka Galmudug.
Afar ka mida musharixiintii xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa shaaciyey inaysan ka qeyb galeynin doorashada Madaxweynaha Galmudug.
Ololaha tartanka jagada madaxweynaha maamulka cusub ee gobolada dhexe “Galmudug” ayaa maraya heerkii ugu sareeyay iyadoo Cadaado ay marti gelineyso…
Iyadoo ololaha musharixiinta jagooyinka guddoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha maamulka cusub ee GALMUDUG sii xoogeysanayo ayaa saadaal hordhac ah laga bixinayaa…