Warbixinta uu Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Maaliyadda ee lagu baahiyey warbaahinta waxay ahayd Bambo siyaasadeed oo lagu qarxiyey mashruucii ugu…
Browsing: Musuq
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qirtay in lacag dhan 5.9 Milyan oo Doolar uu Bankiga Dhexe ka bixiyey Khasnajiga Maamulka Dowladda…
Waxaa farxad ah in markii ugu horreysay warbixin qiimo leh (i tus iyo i taabsii) ee ku saabsan Maamulka Miisaaniyadda…
Hanti dhowraha guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) ayaa ka jawaabay Qoraalkii Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka Baarlamaanka uu…
Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed oo ahaa wasiirkii hore ee Amniga dowladii Xasan Sheekh ayaa sheegay in musuqmaasuqa dowladda Soomaaliya aanu…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tegay wasaaradda maaliyadda, Dekadda Muqdisho iyo xarunta maamulka gobalka…
Guddiga Miisaaniyada iyo Maaliyada Qorsheynta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa soo bandhigay maamul xumo maaliyadeed oo baahsan, taasoo ka jirta…
Wasiirkii hore ee Amniga Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa si kulul u beeniyey war ay baahisay NISA oo lagu sheegay…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya NISA ayaa shaacisay inay joojisay Qandaraasyo Malaayiin Doolar ku baxeyso oo uu saxiixay wasiirkii hore…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukunkii ugu horeeyay ku riday mas’uuliyiin iyo shaqaale dowladeed oo lagu soo eedeeyay musuqmaasuq iyo lunsi…
Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ka digay in dadka loo xiro arrimaha musuqmaasuqa aan damaanad lagu sii deyn…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta 29-ka Septembar 2018 u fariisatay dacwad musuqmaasuq ah oo loo heystay 9 eedeysane oo ka…
Mas’uulkii ugu horeeyay ee ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa maxkamad loo soo taagay kiis la xiriira Musuqmaasuq uu ku kacay.
Waxaa Maxkamad yaalla kiis ku saabsan musuq ka dhacay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya, iyadoo loo xiray Agaasime…
Bankiga Horumarinta Islaamka ayaa hakiyey mashruuc ku saabsan horumairnta dadka reer guuraaga ah oo uu ka waday Soomaaliya kadib markii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxii Canshuuraha Dekadda weyn ee Muqdisho Axmed C/llaahi Samow loo diiday in damaanad…
Taliska ciidamada Booliska ayaa shaaciyey in saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed loo xiray kiisas musuqmaasuq ah.
Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Hanti dhowraha guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali…
Madaxdii iyo shaqaalihii Waaxda Canshuuraha Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa caawa habeenkii koowaad xabsi ku hoyanaya kadib markii galabta…
Madixii Canshuuraha Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho oo maxkamad ay u jartay in la xiro ayaa sheegay inuu ka war…
