Mas’uul ka tirsan Wasaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa loo xiray arrimo la xiriira masuq maasuq iyo wax isdamarin khilaafsan xilka xafiiskiisa,…
Browsing: Musuq
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Maxkamadda Gobolka Banaadir ay amar ku bixisay in la soo xiro wasiir…
Xoghayihii joogtada ahaa ee wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maxamed Omar Macalin oo xilka iska casilay ayaa faahfaahin ka bixiyey…
Handti-dhowraha Guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) ayaa sheegay in xafiiska Hanti dhowrka oo xoojiyey howsha uu hayo, isla…
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska G/Banaadir ayaa loo xiray kiis ku saabsan musuqmaasuq, waxaana kiiskooda lagu wadaa baaritaan sida ay…
Kiiska dacwadda musuqmaasuqa ah ee loo heysto Wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Mahad Daa’uud ayaa lugaha la…
Wasaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya oo War kasoo saartay eedeynta musuqmaasuqa ee loo jeediyay Wasiir ku xigeenka Wasaaradaasi ayaa si weyn…
Waxaa maanbta xabsi loo taxaabay mas’uul ka tirsan maxkamadda G/banaadir, kadib markii ay amarkaasi bixisay Maxkamadda uu ka tirsanaa.
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta bilowday dhageysiga dacwad ku saabsan musuqmaasuq oo lagu soo eedeeyay Agaasime ka tirsan Wasaaradda Gargaarka…
Ciidamada Amniga dowladda Soomaaliya ayaa la saheegay inay xalay gurigiisa u dhaceen oo ay kala baxeen Agaasime ka trisan Wasaaradda…
Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa 10 sanno oo xarig ah ku xukuntay Ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaasi Nawaz Sharif…
Wasiirka Arrimaha gudaha Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa lagu eedeeyay inuu leeyahay mas’uuliyadda gargaarka loogu talogalay dadka ku waxyeeloobay fatahaadda…
Waxaa dhisme lagu bilaabay Dhul caan ah oo Dan guud ahaa magaalada Muqdisho, kasoo uu si musuqmaasuq ah iibsaday maamulka Gobolka…
Wasiirka Waxbarashada, xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa lagu soo eedeeyay inuu iibsaday hanti qaran oo ah Iskuul caan…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa loo qeybiyay lacag aan ahayn Mushaar iyo Gunada ay sharci ahaanta u leeyihiin.
Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh ayaa shaaciyey inuu baaritaan ku sameynayo lacag ku dhow Nus Milyan Doolar…
Sida aan wada maqalney ama ka daalacaney baraha bulshada, maalintii Arbacada ee 02 May 2018, waxaa Madaxweyne Gaas xilkii ka…
Madaxweynihii hore ee Galmudug, horena u soo noqday wasiir C/kariin Xuseen Guuleed ayaa su’aal ka keenay in Soomaaliya ay sanadkii…
Ku-simihii agaasimaha hay’adda NISA ayaa xabsi guri ku jira, iyadoo hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka laga xayiray dhaqaalihii ay ka heli…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay arrimaha musuqa iyo heerka ay xukuumadiisa ka taagan tahay.
