Tallaabada ay qaaday Dowladda Soomaaliya oo garab ka heleyso Beesha Caalamka waxaa looga hortagi karaa Musuqmaasuqa, iyadoo ay horey u…
Browsing: Musuq
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xabsiga dhigay sarkaal ka tirsan cidiamada canshuurajha ee dowladda hoose Muqdisho.
Taliye ka tirsan ciidamada Taraafikada oo lacag ganaax ah oo sharci darro ah ka qaaday mi ka mida dadka Muqdisho…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dib u celiyay hindise sharciyeedkii La-dagaalanka musuqmaasuqa oo golaha wasiirada ay u gudbiyeen Baarlamaanka.
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xaalad adag kasoo food saartay xaalad musuqmaasuq ah oo ka dhacday Dekadda…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa degdeg u farageliyey xaalad kacsan oo ka jirta Dekadda magaalada Muqdisho.
Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga, kana howlgasha Dekadda weyn ee Muqdisho ayaa bishii lacag ku dhow $150,000 ka hesha Dekadda…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in lacag aan la fileyn oo dheeraad ah ay ka soo xerootay cashuurta Qaadka kadib markii…
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa qarxiyay lacagaha kasoo xerooda Garoonka diyaaradaha Muqdisho inay galaan Jeebabka…
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa digniin hordhac ah kasoo saaray arrinta musuqmaasuqa baahay ee dalka ka…
Mushaar la’aantii ugu ba’neyd ayaa heysata shaqaalaha dowladda iyo ciidamada kadib markii muddo lix bilood ah ay hadda ka maqan…
War uu shaaciyay Garsoore ka tirsan Maxkamadda Rafcaanka ayaa lagu sheegay in lacag ka badan 200,000 Doolar laga xaday laanta Bankiga…
Musharixiin iyo siyaasiyiin ayaa Muqdisho ka bilaabay arrin ku cusub arrimaha siyaasadda Soomaaliya markii ay sheegeen inay soo bandhigayaan hantiada…
Madaxa Hay’ada Hay’adda Cilmi Baarista iyo Wada-Tashiga ee CRD Jibriil Ibraahim Cabdulle, ahna musharax si hoose ugu taagan xilka madaxweynaha…
Mid ka mida xeer ilaaliye ku xigeenada Qaranka Muktaar Nuur Abuukar ayaa afka furtay isagoo sheegay in xeer ilaaliyaha guud…
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo ka qeyb galay shir looga hadlayo sidii loo nidaam casri ah…
Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray warbixin aad xasaasi oo ka hadleysa musuqa baahay ee oo ka dhex…
Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda Soomaaliya oo ka mida wasaaradaha ugu musuqmaasuqa badan sida lagu caddeeyay qormadii koowaad ee…
Dowladihii isaga danbeeyay talada dalka xiligii kumeelgaarka iyo dowladda hadda dalka ka jirta oo mid rasmi ah lagu tilmaamo waxaa…
