Wasiiru dowlaha cusub ee wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) ayaa maanta loo dhaariyay xilka cusub ee…
Browsing: Muungaab
Wasiiru dowlaha cusub ee Wasaaradda Cadaaladda Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa markii ugu horeysay maanta ka soo dhex muuqday xubnaha…
Xog ay heshay Wadani.com ayaa sheegeysa in duqii hore iyo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)
Xaflad ay xilka kula kala wareegayaan guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo guddoomiyaha cusub Sheekh Yuusuf…
Guddoomiyah xilka sii haya ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta xafiisyada dowladda hoose ee Muqdisho ku wehliyay…
Dhammaan Shaqaalaha maamulka Gobolka Banaadir iyo dowladdaha hoose ee Muqdisho oo ay ka mid yihiin Guddoomiye ku xigeennada, Agaasmeyaasha, Gudoomiyeyaasha…
Guddoomiyaha xilka laga qaaday ee gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ku gacan seyray kana hor yimid amar ay…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo shalay Muqdisho yimid maalin kadib xil ka qaadistiisii ayaa laga…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo dhowaan xilka laga qaadaya isagoo ku sugan magaalada Nairobi ee…
Shalay ayay ahayd markii madaxweyne Xasan Sheekh soo saara wareegto uu xilka uga qaaday guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan…
Sida ay hore u baahisay mareegtan GOOBJOOGE.COM waxaa maanta xilka laga qaaday Guddoomiyihii gobolka Banaadir ahaana duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed…
Maamulka Gobolka ayaa maanta qaaday biro waaweyn oo hay’adda WFP ay dooneysay inay ku xirto wadada tagta garoonka diyaaradaha Muqdisho,…
Xafiiska xeer ilaalinta Qaranka ayaa muuqata inay ka taagan tahay xaalad khilaaf ah kadib markii ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud Mukhtaar…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ku baaqay in tallaabo laga qaado wasiirka Amniga Qaranka C/risaaq Cumar Maxamed,…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa bilaabay olole shaqo oo uu isku muujinayo xilli qorshaha xil-ka-qaadistiisa ay miiska…
Xarun dhisme cusub ah oo uu yeelaneyso degmada Kaxda oo ah tii ugu danbeysay degmooyinka Muqdisho ayuu maanta xariga ka jaray…
U GAARA GOOBJOOGE.COM Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa heshiis hoose la galay kooxda…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Mamaned Xuseen ayaa bilaabay olole siyaasadeed oo uu ku doonayo inuu uga…
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay mooshin ka geeyeen Baarlamaanka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho…
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xusen “Muungaab” oo markii labaad muddo laba maalmood gudahood ah ka hadlay arrinta tirakoobka ay…