Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa soo dhoweyn la yaab leh u sameysay madaxweynaha maamulka la baxay Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo…
Browsing: Muuse Biixi
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safarkiisii labaad ugu ambobaxay dalka isu-tagga Imaaaraadka Carabta…
Somaliland ayaa war kasoo saartay kulankii magaalada Addis ababa ku dhex maray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisal wasaaraha…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa War ay caawa soo saartay ku bogaadineysaa sida Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu u aqbalay…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku soo jeeda magaalada Muqdisho, kadib markii uu socdaal ku soo kala bixiyey dalalka Burundi iyo Jabuuti…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in madaxweynaha Somaliland uu Berri qorsheynayo inuu socdaal ku tago dalka Itoobiya.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya oo uu sheegay inay cunaqabateyn dhinac waliba ah ku heyso…
Maamulka Somaliland ayaa ka hor yimid go’aankii dowladda Federaalka ku ceyrisay wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya.
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka hor yimid hadalkii kasoo yeeray Muuse Biixi ee ahaa in…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Olaha wasiirada xukuummadda Somaliland, iyadoo wareegto kasoo baxday xafiiskiisa lagu…
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray in xukuumadiisu la wareegtay maamulka Haamaha Berbera, Amniga iyo Garoonka…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay shirkii Brussels ee arrimaha Soomaaliya, isgoo sheegay inuusan quseynin shirkaasi,…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa baaq u diray Maamulka Somaliland, isagoo ku dhawaaqay in dib loo bilaabayo…
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Somaliland ay tahay Qaran soo jiray 58 sano oo ka horeeyay…
Madaxweynaha Puntland ayaa si kulul uga hadlay xaaladda dagaalka Tukaraq ee maamulkiisa kala dhaxeeya Somaliland, wuxuuna weerar afka ah ku…
Waxaa barnaamij baaritaan Documentary ah laga diyaariyey sidii ay u dhadday doorashadii Somaliland ee uu ku guuleystay xisbiga Kulmiye, kuna…
Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in maanta cafis lagu sii daayey Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow) oo Maxkamadda…
Maamulka Somaliland ee Waqooyiga Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay Berri tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal (Soonfur) ee Ciidu fitriga,…
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa farriin culus u diray dadka kasoo jeeda Puntland ee sida uu sheegay qeylo…
Madaxtooyada Maamulka Puntland oo War-saxaafadeed jawaab ah kasoo saaray hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inuu la…
