Browsing: nabadoon la dilay
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Qarax Miino lala beegsaday Gaari ay la socdeen Odayaal nabadoon ah oo…
Koox dabley ah ayaa toogasho ku dishay maanta Oday Nabadoon ah oo aan ka ahaa degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.
Dabley hubeysan ayaa caawa magaalada Muqdisho ku dishay oday nabaddoon ah oo ka mida odayaasha dhaqanka degaanka.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Koox hubeysan ay toogasho ku dishay nin Nabadoon ah xaafad ka tirsan…
Dhacdo yaab leh ayaa laga soo weriyey magaalada Muqdisho shalay markii khilaaf ka dhashay Aaska Nabadoon lagu dilay magaalada uu…
Dabley bistoolado ku hubeysnaa ayaa xaafadda Jungal ee degmada Yaaqshiid ku dishay nabadoon caan ka ahaa degaankaasi xilli uu salaadii…
Dabley ka tirsan Alshabaab ayaa xalay toogasho ku dishay Oday Nabadoon ahaa, kadib weerar ka dhacay xaafadda Gubta ee degmada…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya Koox hubeysan ay xalay magaaladaasi toogaso ku dishay wiil uu shalay Nabadoon Caanka…
Maamulka Jubaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ayaa ku eedeeyay Alshabaab inay ka danbeysay dilkii xalay loogu geystay magaalada Kismaayo…
Wararka laga helayo gobollada Sh/hoose iyo J/Hoose ayaa sheegaya in laba nabadoon lagu weerarray magaalooyinka Afgooye iyo Kismaayo.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in caawa hakaasi lagu dilay nabadoon ka mida salaadiinta Gobolkaasi.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay dil u geysteen oday nabadoon ah oo deganaa degmada…
Wararka laga helayo magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nabadoon caan ahaa.
Dabley hubeysan ayaa degmada Dharkeynley ee Magaalada Muqdishoku dhisay Nabadoon Caan ahaa.
