Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ay caawa weerar ku galeen xarunta TV-ga…
Browsing: NISA
Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay Guddoomiyihii Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo Axmed Caddow Kaarshe, kadib markii uu diiday xil ka qaadis…
Wararka laga helayo Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Senatoro ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka maanta lagu xayiray…
Qoraal sir ah kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran, kuna socday madaxda Dowladda Soomaaliya ayaa lagu weerarray habka ay u shaqeyso…
Senator Maxamed-Amiin Sheekh Cusmaan oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa caawa shaacisay inay xeer ilaalinta Qaranka u gudbisay Dacwad ay kusoo oogtay…
Wasaaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd soo saartay qoraal ay ku sheegtay Weriye muddo ka badan 45 maalmood xirnaa…
Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa ka hadashay qarax habeen hore ka dhacay Jidka Balcad, agagaarka Isbitaal SOS oo waxyeelo u geystay…
Dowladda Soomaaliya ayaa been abuur ku tilmaantay war ay faafiyeen qaar ka mida wargeysyada dalka Kenya oo Hay’adda Sirdoonka Somalia…
Wargeysyada dalka Kenya ayaa qoray warbixin ku eedeyneysa Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA inay la shaqeyso Alshabaab, ayna dhaqaale ku…
Qoraal kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu difaacay weriye Harun Macruf oo u shaqeeya Laanta Afsoomaaliya ee VOA-da…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya iyo tifiaftirihii laanta Afsoomaaliya ee BBC-da ayaa ka hadlay war kasoo baxay Hay’adda Sirdoonka…
Boqolaal Soomaali ah oo isugu jira siyaasiyiin, saxafiyiin, aqoonyahanno iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa taageero u muujiyey weriye…
Waxaa aroortii aaka qaraxyo dhowr ah laga maqlay wadadda Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo lagu burburiyey qaar kamid ah…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeeed ee NISA ayaa shaacisay gadood ka dhex jira madaxda Alshabaab iyo tallaabo uu qaaday Amiirka…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ayaa shaacisay inay amar kasoo baxay amiirka Alshabaab lagu dilay madixii Amniyaadka Alshabaab ee Gobolka…
Mas’uulka madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan howlgalka Jubbooyinka ayaa markii ugu horeysay tegay Gobolka Gedo, isago wadahadal la galay saraakiil ka…
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee Gobolka…
Xildhibaanno kasoo jeeda Gobolka W/Bari ee Kenya ayaa lagu qabtay garoonka magaalada Nairobi markii ay socdaal qarsoodi ah ku tageen…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay inuu xilkii iska casilay madixii Amniyaadka Alshabaab ee G/Banaadir.
