Askar ka tirsan ciidamada Booliska iyo NISA ayaa u xiran kiiskii baxsashada Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Buur (Janan) oo…
Browsing: NISA
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilka Ganacsade xalay lagu dilay magaalada Muqdisho oo ahaa nin oday ah, iyadoo ku sheegtay inuu…
Fanaanka Cabdi Dhaanto ayaa sheegay in kiiskii loo heystay la dhammeeyay, isla markaana ay gaartay maxkamad, kadibna lagu dhammeeyay cafis,…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa soo bandhigtay qalabka laga sameeyo waxyaabaha qarxa oo la sheegay in lagu…
Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) ayaa la xaqiiijiyey inuu ka baxsaday dowladda Soomaaliya oo uu u xirnaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ay xirtay Guddoomiyihii iyo Guddoomiye…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ayaa soo bandhigtay Fannaan ka tirsanaa kooxda Alshabaab oo sheegay inuu u qaabilsanaa…
Xiisad ayaa weli ka taagan Guri ku yaalla degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay maanta ku dagaalameen ciidamo ka…
Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya, siiba kuwa Hay’adda NISA ayaa xalay howlgal gaara ka fuliyey xaafado ka mida degmada Wardhiigley ee…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka digey in xog ay dhowaanahan Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ka ururineysay shaqaalaha iyo saraakiisah ciidamada…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa War-saxaafadeed kasoo…
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa ka hor yimid warkii ay shaacisay Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kuna saabsanaa in dal…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ee NISA ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay ku sheegtay in qaraxii 28-kii bishan…
Odayaal ka tirsan mid ka mida beelaha Muqdisho ayaa ku eedeeyay ciidamo ka tirsan Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA…
Ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa joojiyay xaflad lagu taageeri lahaa xildhibaannada ay soo xuleen Ahlu suna ee…
Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka ee NISA ayaa shaacisay muuqaalka Nin la sheegay inuu weerar Bam Gacmeed geysan rabay, iyadoo ayc…
Guddoonka Golaha shacabka ayaa guddi soo baara u saaray xayiraad ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ay saareen xildhibaanad ka…
Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya ee ku sugan Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa maanta ka hor istaagay xildhibaannad Dalays Xasan Aadan…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa caawa soo bandhigtay nin ka tirsan Alshabaab oo ka danbeeyay qaraxii maanta ka dhacay…
Kulan gaara ayaa habenkii Arbacadda dhex maray taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee Fahad Yaasiin Xaaji iyo qaar ka…
