Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 8
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»XOG: Maxaa ka dhacay Kulankii dhex maray Fahad Yaasiin & Qaar ka mida madaxda Warbaahinta Muqdisho..?

    XOG: Maxaa ka dhacay Kulankii dhex maray Fahad Yaasiin & Qaar ka mida madaxda Warbaahinta Muqdisho..?

    November 9, 2019Updated:November 10, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulan gaara ayaa habenkii Arbacadda dhex maray taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee Fahad Yaasiin Xaaji iyo qaar ka mida agaasimeyaasha warbaahinta madaxa bannaan ee Muqdisho, iyadoo warar kala duwan laga faafiyey kulankaasi.

    Kulanka oo uu diyaariyey agaasimaha dhinaca Warfaafinta u qaablisan Madaxtooyada ayaa loogu yeeray warbaahin gaar oo lasoo xulay, kuwaasoo u badan TV-yo xiriir la leh madaxda Dowladda Somaaliya, iyadoo markii hore aan loo sheegin inay la kulmayaan Agaasimaha NISA, balse markii danbe oo goobtii loo diyaariyey la geeyay ay la kulmeen qofkii u yeeray oo ahaa Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

    Sida ay sheegeen xubno kulanka ka qeyb galay wuxuu ahaa kala war qaadasho, wuxuuna Fahad Yaasiin uga warbixiyey xaalada Amniga Muqdisho, isagoo kadibna ka wareystay aragtidooda, waxaana halkaasi lagu weydiiyey su’aalo adag oo ku saabsan xaaladda magaalada iyo ku shaqsi ah, iyadoo aanay jirin hanjabaad iyo amarro la bixiyey midna, balse uu si degan uga jawaabay.

    • Fahad Yaasiin oo ku hanjabay inuu Dacwad kusoo oogayo Xildhibaan Su’aal kulul weydiiyey (Dhageyso)

    Marka laga reebo in laga reebay telefoonada, loona diiday kulanka la duubo ama sawirro laga qaado iyo qaabka kulanka loo agaasimey oo qarsoodi ah ma jirin xaalad kale oo ay ka sheegteen xubnihii lagu casuumay kulankaasi oo u muuqday mid bilow u ah xiriir nooc cusub ah oo salka ku haya wada-shaqeyn dhex marta labada dhinac oo ku saabsan xaalado soo socda.

    Fahad Yaasiin ayaa ah saxafi hore oo u soo shaqeeyay Telefishanka Aljazeera, laakiin markii uu siyaasadda ku biiray ayuu isu bedelay nin jecel inuu is qariyo oo daasha gadaashiisa uu howlaha ka maamulo, iyadoo la ogyahay kulan loogu yeeray Baaralmaanka si su’aalo loogu weydiiyo April 2019 in dalabkiisa looga dhigay kulan xiran oo loo diiday saxaafadda.

    HOOS KA AKHRISO

    Fahad Yaasiin oo ku hanjabay inuu Dacwad kusoo oogayo Xildhibaan Su’aal kulul weydiiyey (Dhageyso)
    Fahad Yaasiin Madaxtooyada NISA Top Warbaahinta
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal wasaare Kheyre oo tegay magaalada Berdaale ee Gobolka Baay [Sawirro]
    Next Article Wafdigii Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo u dhoofay Beledweyne, kadib muddo lagu xayiray Garoonka Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo