Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa saddex qof oo xalay toogasho lagu dilay degmada Waaberi eemagaalada Muqdisho, mar ay dabley…
Browsing: NISA
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ee NISA ayaa shaacisay in taliyah sirdoonka dalka Angola oo socdaal rasmi ah ku yimid…
Alshabaab ayaa shaacisay inay magaalada Muqdisho ku dishay laba sarkaal oo ka tirsanaa ciidamada Nabadsugidda ee NISA, weerar ka dhacay…
Al-Shabaab ayaa war ay kasoo saartay sarkaal ay muuqaalkiisa faafisay Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kaasoo la sheegay…
Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa soo bandhigtay muuqaalka nin ay sheegtay inuu ka tirsanaa Warbaahinta Al-Shabaab.
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ee NISA ayaa shaacisay muuqaal ku saabsan xubin ka tirsan Alshabaab oo lagu soo qabtay…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka hor yimid magacaabidii ugu danbeysay ee taliyeyaasha ciidamada qalabka sid iyo guddoomiyaha Gobolka Banadir,,…
Hal sano ka hor maanta oo kale Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sameeyay isbedel weyn oo saameeyay Hay’adaha Amniga, talisyada…
Alshabaab ayaa isku dayda inay xubno ku dhex yeelato hay’adaha dowladda Soomaaliya, iyagoo u kala qeybsan saddex nooc oo ay…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka Aroortii Salaadii subax ka hor shaacisay Warbixin hordhac ah oo ku saabsan Qaraxii 24-ka…
Iyadoo uu soo baxay qorshe dowladda Somalia ay ku dooneyso in Sheekh Mukhtaar Roobow Cali u wareejiyo xabsi Guri, lagana…
Taliye kuxigeenkii hore ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaliya Ismaaciil Daahir Cusmaan ayaa sheegay in dalka ku sugan yahay xaalad…
Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka ee NISA, ayaa shaacisay inay gacanta ku soo dhigtay labo dabley ah oo ka tirsan…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa shaacisay in sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-Shabaab uu isku soo dhiibay…
Wareegto ka soo baxday Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in Shan Xubnood ka mid hay’adda…
Sida lagu qoray Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalada Nairobi dowladda Kenya ayaa habeenkii Isniinta kuu qabatay garoonka…
Ciidamada Nabadsugidda ee NISA ayaa shaaciyay in howlgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho ay klu soo qabteen xubin ka tirsan…
Ciidamada Amniga gaarka ah ayaa xalay xalay howlgal baaritaano ah ka sameeyay xaafado ka mida degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho,…
Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka ee NISA ayaa shaacisay in Ciidamada amniga howlgal ay ka sameeyeen degmada Jannaale ee Gobolka Shabeellaha…
Howlgal ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha ayaa lagu soo qabtay xubin ka tirsan Alshabab, sida lagu sheegay war kasoo baxay…
