Ciidanka nabadsugidda ee NISA ayaa shaaciyay inay qabteen xubin ka tirsan amniyaadka Alshabaab ah oo ka howlgeli jiray degmooyinka Yaaqshiid…
Browsing: NISA
Sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-Shabab gaar ahaan Golaha Sare ee Shuurada ayaa isu dhiibay dawladda Soomaaliya ee ku…
Ku-simaha Taliyaha NISA ayaa ka carooday su’aal uu weydiiyey xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka, isagoo ugu hanjabay inuu dacwad ku soo…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan albaabada u xiran yihiin maanta ku lahaa magaalada Muqdisho, kaasoo weli socda ayaa ku…
Ciidamada Amniga ayaa caawa soo bandhigay hub iyo waxyaabaha qarxa oo ay sheegeen in lagu soo qabtay Nin ka mida…
Howlgal qorsheysan oo ay Ciidamada amniga ka fuliyeen magaaladda Muqdisho shalay 18-ka Maarso ayaa la sheegay in lagu soo qabtay…
Haweeneyka mida shaqaalaha rayidka ee dowladda Soomaaliya ayaa ka badbaaday Qarax loogu xiray Gaarigeeda oo galabta ka dhacay dhabarka danbe…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si weyn u dhaliilay tallaabada ay dowladad Somalia qaaday kadib markii ciidamada NISA iyo kuwa…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in caawa ay ciidamada NISA ee Galmudug la wareegeen xaruntii…
Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ayaa xirtay xafiiska Maaliyadda Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA, kadib baaritaan ku socda…
Ciidamada Milateriga Soomaaliya ayaa bilaabay inay warbaahinta ka hadlaan iyagoo ka cabanaya mushaar la’aan dhowr bilood soo wajahday.
Ma ahan markii koowaad oo twitter duulaya looga jawaab-celiyo ama lagu soo aadiyo xilli dhimashada iyo Dhaawac ka dhashay qarax…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa qoraal kooban kasoo saartay howlgal ka dhacay xarumo maleeshiyada Alshabaab ay ku…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay ka danbeysay dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu dilay laba sarkaal oo ka…
Ciidamada Amniga Dowladda Somalia ayaa sheegay inay howlgal qorsheysan oo lagu qaaday degaanka Dugule ee Gobolka Shabeellaha hoose lagu burburiyay…
Golaha Shacabka ayaa shalay ansixiyay Miisaaniyadda Dowladdu ku shaqeyn doonto sannad maaliyadeedka ka bilaabmaya 1-da Janaayo 2019-ka oo berri ka…
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kasoo jeeda degaana K/Galbeed aya loo ogolaaday inay xarunta NISA ee magaalada Muqdisho…
Ciidamada Itoobiya ee ku howlgala magaca AMISOM ayaa 9-kii bishan Disembar 2018 magaalada Baydhaba ka qabtay musharaxii u taagnaa xilka…
Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka ee NISA ayaa shaacisay caawa inay gacanta ku dhigay xubin ka tirsanaa Ururka Al Shabaab.
Ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa la sheegay inay Gaari iyo ciidan ilaalo u ahaa la-taliyaha guddoomiyaha Baarlamanka oo…
