Taliyaha Ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA Xuseen Cismaan Xuseen ayaa maanta gelinkii dambe gaaray magaalada Baydhaba, iyadoo ay la…
Browsing: NISA
Siyaasiyga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in musharaxa madaxweynaha maamulka K/Galbeed Mukhtaar Roobow Cali laga soo abaabulay Madaxtooyada Soomaaliya.
Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay inay in howlgal ka dhacay magaalada Muqdisho lagu soo qabtay…
Warkii ugu danbeeyay ee na dhex mara 7 casho ka hor intaan lagu toogan gudaha fasalkay dhiganaysay Aamina waxaa ka…
Qoraalkii Hay’addi Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ku faahfaahisay saanad iyo ciidan ay ku wareejisay Booliska ayaa la…
Siyaasiga Mucaaradka ah ee C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in haweeneydii Jimcihii lagu dilay xarunta Jaamacadda Soomaaliya Aamina Xuseen Xasan…
Wararka laga helayo saraakiisha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ayaa sheegay in xabsiga loo taxaabay Taliyaha Hoggaanka caafimaadka ee…
Hay’adda NISA ayaa shaacisay inay ciidamdeeda gacanta ku dhigeen xubno ka mida amniyaadka ururka Alshabaab.
Taliska ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugidda NISA ayaa shaaciyey in howlgal ka dhacay magaalada Muqdisho lagu qabtay xubin ka tirsan Alshabaab.
Qoraal ay qoreen xubno u muuqda inay yihiin sirdoon ku dhex jira Hay’adda Sirdoonka Soomaalida ee NISA, loona diray sarkaal…
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA Jen. Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa saaka in muddo ah lagu xayiray Garoonka…
Taliye ku-xigeenkii hore ee Nabadsugida Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa Dacwad culus ku soo oogay Agaasimaha Hay’ada Nabadsugidda iyo Sirdoonka e…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka dhigay dhammaan darajooyinkii ciidan, kana ruqseeyay hay’adda nabad sugidda iyo…
Hay’adda Nabadsuggida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa shaacisay inay hawlgal qorsheysan oo ciidamadeeda ka fuliyeen Muqdisho in lagu soo qabtay xubno…
Dabley hubeysan ayaa magaalada Muqdish ku dishay askari ka tirsan Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya, kadib weerar ka dhacay degmada Waaberi.
Nin lagu sheegay inuu isku qarxiyey xarunta degmada Howlwadaag aya beeniyey warar ay ka baahisay mid ka mida idaacadaha Muqdisho.
Ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ka fuliyeen Magaalada Muqdisho ay gacanta ku dhigeen…
Taliye ku xigeenkii hore ee Hay’adda nabadsuggida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Cabdalla Cabdalla ayaa si rasmi ah looga saaray Liiska…
Taliye xigeenkii Jeneraal Cabdalla Cabdalle Maxamed ayaa xog badan ku soo bandhigay wareysi uu bixiyey isagoo ka hadlay arrimo fara…
Taliye ku xigeenkii hore ee NISA Jen, Cabdalla Cabdalla Maxamed oo uu dhowaan xilkii ka qaaday madaxweynaha Soomaaliya ayaa afka…
