Xubin ka tirsan kooxda amniyaadka Alshabaab ee ah kuwa fuliya dilalka qorsheysan ee loo yaqaan ‘Madax jebiska’ ayaa lagu qabtay…
Browsing: NISA
Agaasimaha sirdoonka dalka Suudaan ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, kadib socdaal rasmi ah oo uu ku yimid Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wadooyinka magaalada Muqdisho ugu muhiimsan maanta loo xiray wafdi ka socda dalalka…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamo u abaabulan qaab beeleed ay weerar ku qaadeen xarunta FIAT ee…
Ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, iyagoo gacanta ku soo dhigay laba…
Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugidda Qaranka NISA ayaa xabsiga dhigtay nin sheegay in loo magacaabay Taliyaha NISA ee maamulka Jubbaland, kasoo…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa farriintii ugu horeysay oo ku sabasan shaqadeeda u dirtay Muwaadiniinta Soomaaliyeed, kadib qalalaase hareeyay…
Maamulka Jubaland ee Axmed Madoobe hoggaamiyo ayaa war-saxaafadeed dhiilo xambaarsan kasoo saaray saraakiil ay maagcawday dowladda Soomaaliya oo ay ku…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa waxa uu sheegayaa in garoonka diyaaradaha magaaladaasi lagu xayiray sarkaal sare oo dowladda federaalka…
Toddobaadka dambe waxay ku buuxdaa sanad markii dawladda Soomaaliya ay dawladda Itoobiya u gacan gelisay sarkaalka ururka ONLF ee Cabdikariim…
Waxaa baraha bulshada qabsaday qoraal la sheegay inuu yahay is-casilaad uu gudbiyey agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA…
Ciidamadii Nabadsugidda ee ka mid ka ahaa ciidamadii xasilinta ee dhowaan lagu daray Booliska ayaa si rasmi loogu wareejiyey ciidamada…
Guddiga arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta kullan su’aalo weydiin ah oo looga hadlayay arrimaha amniga…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa qeylo dhaan kasoo saaray tallaabada ay qaaday xukuumadda Soomaaliya ee taliyihii NISA ee G/Banaadir Saadaq…
Iyadoo isbedello waaweyn ay ku socdaan Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya ayaa taliyihii NISA ee Gobolka Banaadir loo wareejiyey Booliska iyadoo loo…
Wasiir ku xigeenkii hore ee howlaha guud iyo Guryeynta Soomaaliya Maxamed Cumar Geedi oo ayaa maanta shaaciyey inay Gurigiisa ay…
Golaha Wasiirada Xukuummadda Soomaaliya ayaa amniga Caasimadda hoos geeyay Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya, halka markii hore uu hoostegi jiray ciidamada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda dowladda Soomaaliya ay dabley hubeysan toogasho ku…
Ciidamo cusub oo muddo 7 bilood ka badan loo tababarray ciidamada NISA ayaa la kala diray, kadib markii loo sheegay…
Xafiiska Taliye ku xigeenka koowaad ee Hay’adda Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed Gen. Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa xalay loo dhacay iyadoo la…
