Agaasimaha hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Xuseen Cismaan Xuseen ayaa dalka ka dhoofay xilli uu hore shaqada uga…
Browsing: NISA
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada NISA ay rasaas ku fureen Gaari ay ka shakiyeen, taasoo dhalisay…
Agaasimaha NISA Xuseen Cismaan Xuseen ayaa maanta shaqo joojin ku sameeyay ku xigeenadiisa koowaad iyo labaad ee Hay’adda Nabadsugidda iyo…
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda & Sirdonka ee NISA ayaa shaqadii ka joojiyey laba ka mida ku xigeenadii Hay’adaasi oo ahaa kuwii ugu…
Su’aalo badan ayaa dadku is weydiinayaan kadib qarixii maanta oo lala beegsaday labadii Wasaaradood ee Amniga qaabilsanaa ee Arrimaha Gudaha…
Ehelada nin rayid ah oo ka shaqeysan jiray suuqa Bakaaraha ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ay gurigiisa…
Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in hay’adda Sirdoonka iyo…
Barnaamijka dabagalka ee VOA-da ayaa soo bandhigay Hub isugu jira Qoryo iyo Bistoolado oo taliyaha Gobolka Banadir ee NISA uu…
C/kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa ka hadlay qaabkii loo sii daayey, ciddii ka danbeysay xiritaankiisa iyo in Itoobiya loo gacan …
Afhayeenka Maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax (Roob da’ay) ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii ay ula dhaqmeen ciidamada NISA markii ay maanta…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada nabadsugidda NISA ay magaalada Muqdisho ku xireen afhayeenkii Maamul Goboleedka Galmdug…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegay in shan guddoomiye waaxeed oo ka tirsanaa maamulka degmada Yaaqshiid loo xiray shaki…
Dagaal culus ayaa la sheegay inuu caawa fiidkii ka dhacay degaanka Siinka-dheer ee duleedka magaalada Muqdisho, kadib markii ay weerar…
Dowladda Soomaaliya ayaa sameysay ciidamo nabadsugid dhar-cad ah oo ka qeyb qaadanaya sugidda amniga magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Amniga Caasimadda xaafadda Ansalooti ku qabteen laba nin…
Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa jawaab kulul kasoo saaray War-saxaafadeedkii ay soo saartay wasaaradda Amniga…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa War-cad kasoo saartay dhacdadii uu ku lug lahaa xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo Arbacadii ka…
Ciidamada amniga ee magaalada Muqdisho ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa maanta toogasho ku dilay laba dabley oo ku hubeysnaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in falal dil ah aya ka dhaceen Suuqa Bakaraaha ee caasimadda.
Weerar qorsheysan ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo lala beegsaday Sarkaal ka tisan NISA, kaasoo lagu weeeraray gurigiisa.
