Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa rasaas caawa saqda dhexe ka dhacday magaalada Muqdisho, gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.
Browsing: NISA
Wasiirka Wasaaraddda Amniga Xukumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa faahfaahin ka bixiyay horumarka laga gaaray amniga iyo sidii ciidamada…
Dabkey hubeysan oo loo maleynayo inay Alshabaab ka tirsan yihiin ayaa maanta dil khaarijin ah ka fuliyay magaalada Muqdisho.
Ciidamada nabadsugidda ee ISA ayaa gacanta dhigey rag lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dilka haweeney waayeel ahayd oo dhowaan toogasho…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ayaa weerar toos ah ku qaaday fariisin ay…
Iska hor imaad ayaa ciidamada Nabadsugidda iyo kuwo milateri ah ku dhex maray degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi-Dhagax) oo Nabadsugidda Soomaaliya u dhiibtay Dowladda Itoobiya 28-dii Agoosto, ayaa guddiga Baarlamaanka ee loo xilsaaray arrinta…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay isbedel lagu sameynayo qorshaha sugidda ammaanka magaalada Muqdisho.
Ciidamada nabadsugidda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay raashin dhacay, oo la doonayay in laga saaro Dekedda Magaalada Muqdisho si loogu…
Sarkaal ka tirsan ciidamada milateriga oo la sheegay inuu galay tuhun ku saabsan inuu ku lug lahaa weerarkii Alshabaab ku…
Agaasime si KMG ah u sii haya ayaa la qorsheynayaa in loo dhiibo Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA.
Isbedel ayaa laga dareemay Muqdisho, howlgalkii xasilinta caasimadda wuxuu keenay inay yaraadaan hubkii faraha badnaa ee lala dhex marayay magaalada…
Magaalada Muqdisho ayaa maarkii labaad aragtay qarax kale oo dad badan ay ku dhinteen laba isbuuc gudahood. Qaraxaasi oo dhacay…
Maleeshiyadii Alshabaab we weerarka ku qaaday hotelka Naasahablood 2 ee magaalada Mudqisho ayaa la sheegay inay wateen aqoonsiyada ciidamada Nabadsugidda…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay xilalkii ka qaadeen taliyeyaasha ciidamada Nabadsugidda iyo Booliska…
Agaasimaya Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa qoraal uu ku qoray Wargeyska Mareykanka ee NY Times…
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliyeed ayaa Qormo dheer ku qoray qeybta ra’yiga ee Wargeyska New York Times ee ugu caansan dalka…
On Oct. 14, a truck carrying about two tons of homemade explosives blew up near Zoobe Junction, one of the…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax labaad uu ka dhacay Xaafadda Ceelqalow ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho.
Ciidamada xasilintaa caasimadda ayaa howlgalkoodii ugu horeeyay uga baxay caasimadda Muqdisho iyadoo gaaray Degmada Afgooye.
