Iska hor imaad ayaa suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha ku dhex maray ciidamo xasilinta Muqidsho iyo koox abaabulan…
Browsing: NISA
Ciidamada xasilinta Ammaanka Soomaaliya ayaa howlgallo ballaaran ka fuliyay xaafado ka mida degmooyinka Howlwadaag iyo Hodan ee Magaalada ee Muqdisho.
Dadka Muqdisho ayaa shalay ku soo toosay dagaal culus oo ka socda qeyb ka mida magaalada, kaasoo markii dambe noqday…
Ururka ONLF ayaa ku celceliyay in madax iyo xildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya ay mas’uul ka yihiin in sarkaal ka…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka warbixiyay dadaal ay wadaan madaxda dowladda Soomaaliya oo ku saabsan kiiska Sarkaalka ONLF ee…
Saakay aroortii ayaan xaqiijiyay in mujaahid C/kariin Qalbi Dhagax loo dhiibay Dowladda Itoobiya aroortii hore ee maalintii Arbacadda kadib markii…
Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay arrinta sarkaalka ONLF ee dowladda Soomaaliya ay u gacan gelisay Itoobiya.
Ururka ONLF ayaa sheegay shalay in mas’uul sare oo ka tirsanaa ururkaasi oo toddobaadkii hore laga qabtay magaalada Gaalakacayo loo…
Taliyaha ciidamada NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa dhabarka u ritay kiiska sarkaal ka tirsan ONLF oo dowladda Soomaaliya ay…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado oo xarun kumeel gaar ah u ah Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Caawa ay…
Ciidamadda sida gaarka ah u tababarran ee Nabadsugidda Soomaaliyeed ee loo yaqaan Gaashaan ayaa la sheegay inay qarka u saaran…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Sirdoonka ee NISA ay xirtay Ahmed Omar Yusuf oo loo yaqaan (Xarbi…
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa goor dhoweyd la geeyay magaalada Muqdisho, isagoo diyaarad gaara ay ka keentay magaalada Xudur.
Baaritaan aan hore loo arag ayaa ka biwolday goobtii lagu dilay sarkaal ka tirsanaa NISA iyo ilaaladii la socotay toddobaad…
Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa xabsi dhigtay sawirqaade caan ka ah baraha bulshada Soomaalida.
Taliyaha ciidamada NISA loo magacaabay markii labaad ee C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa hore u ahaa xildhibaan ka tirsan Golaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la kordhiyay ciidamada ilaalada madaxtooyada ee ku sugan baraha koontaroolka ee ku…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xirtay ciidamadii ku lugta lahaa rasaas lagu furay gaari uu la socday sarkaal ka tirsan…
Dowladda Soomaaliya war ka soo saartay iska hor imaadyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu dilay sarkaal sare iyo…
Iska hor imaad magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa keenay in lagu dilo…
