Gen. Cabdullaahi Gaafow Maxamuud ayaa maanta nin darawal u ahaa oo dil ka geystay magaalada Muqdisho ku wareejiyay ciidamada ammaanka.
Browsing: NISA
Taliye cusub ayaa la sheegay in loo magacaabay Ciidanka Nabadsugidda Maamulka Galmudug.
Ciidamado gadoodsan ayaa la wareegay xarunta madaxtooyada maamulka Galmudug ee magaalada Cadaado iyo xarumo kale.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay taliyaha ciidamada nabadsugidda iyo sirdoonka ee Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in Qarax nooca lagu xiro Baabuurta lala beegsaday sarkaal sare oo ka tirsan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SoomaaliyaXasan Cali Kheyre ayaa amar siiyay ciidamo ka tirsan nabadsugudda NISA oo howlgal ammaanka lagu sugayo…
Somali militant Group al Shabaab gunmen shot and killed a senior national intelligence officer in front of his own house…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa ka soo baxeysa sarkaal sare oo ka tirsanaa Hay’ada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA
Wararka laga helayo maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamada Galmudug ay soo furteen shaqaalihii Doon ganacsi oo dhowaan ay afduubteen koox…
Rasaas xoog leh iyo hub culus ayaa caawa ka dhaceysa magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Trebuunka iyo agagaarkiisa.
Taliyaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka Cabdilaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa maanta xilka kala wareegay.
Taliyihii hore ee Hay’adda nabadusugidda Soomaaliyeed ayaa mar kale loo magacaabay inuu noqdo taliyaha cusub ee NISA.
Wararka laga helayo madaxtooyada ayaa sheegaya in dhowaan taliye cusub loo magacaabayo Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA.
Ciidamada Booliska iyo nabadsugidda (NISA) ayaa howlo samafal ah oo loogu gargaarayo dadka abaaruhu soo barakiciyeen ka fuliyay duleedka Muqdisho.
Kooxo hubeysan ayaa askari ka tirsan ciidamada dowladda galabta ku khaariyay suuqa wey ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.
Dagaal toos ah ayaa caawa magaalada Muqdisho ku dhex maray maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab iyo ciidamada ammanka dowladda.
Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Jen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee ka sii dareysa…
Hayladda Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ayaa soo bandhigtay xaaska mid kamida saraakiisha Ajaanibta Al-Shabaab oo Muqdisho ka waday olole abaabulka…
Howlgal ay sameeyeen ciidamada NISA ayaa shalay lagu soo qabtay gaari la sheegay inuu ka dambeeyay weerarro shalay ka dhacay…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in la soo qabtay saddex nin oo lagu tuhunsan yahay inay…
