War ay faafisay Hay’adda Nabadsugidda NISA ayaa lagu sheegay inay gacanta ku dhigtay Gaarigii weerarka dilalka ah ka fuliyay maanta…
Browsing: NISA
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday gaari uu la socday sarkaal sare oo hore uga…
Xuseen Macalin Maxamuud Sheekh Cali waxaa 16kii Feberaayo 2017 loo magacaabay La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Iyadoo ay socoto magacaabidda xilalka EE Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku saabsan xilal…
Hay’adda nabadsugidda NISA ayaa soo bandhigtay koox iyo qalab ay ku sameynayaan lacagaha Doolarka Mareykanka oo ka soctay magaalada Muqdisho.
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in xaaladda ay degan tahay kadib markii dagaal dhex maray…
Diblomaasiyiin u badan kuwa shisheeye ee Muqdisho fadhiya iyo madax kale oo badan ayaan shalay ka mid ahaa oo lagu…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay qabteen Mooto Bajaaj miineysan oo…
Ciidamada Nabadsugidda NISA ayaa xabsiga dhigay 9 qof oo lagu tuhunsan yahay inay ku lug lahaayeen qaraxii lagu xiray gaari…
Maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ee Soomaaliya ayaa madax furasho ahaan u qabsaday sarkaal ka tirsan ciidamada nabadsugidda Soomaaliyeed.
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa iska fogeysay Qoraal ka soo baxay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo ku eedeeyay…
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa ku eedeeyay ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya
Maamulka Galmudug ayaa magaalada Cadaado saxafadda ugu soo bandhigay haweeney Kenyan ah oo xalay ciidamada Nabadsugiddu hawlgal ku soo badbaadiyeen.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidamada NISA toogasho lagu dilay.
Taliska NISA ayaa beeniyay qoraal laga faafiyay qarixii Diyaaradda Daallo Febraayo 2016, oo lagu eedeeyay in NISA iyo Jubba Airways…
Qoraal uu ku saxiixnaa Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ayaa lagu beeniyay qoraal kaga been abuurtay Hay’adda NISA oo…
Ciidamada nabadsugidda Soomaaliyeed ayaa xabsiga dhigay weriye ka tirsan Telefishanka Aljazeera qeybtiisa Ingiriiska.
Ciidamada Nabasugidda Soomaaliya ee NISA ayaa la sheegay inay xabsiga dhigeen weriye ka tirsan Telefishanka Aljazeera oo shaqaale kale oo…
Ciidamada Nabadsugidda NISA ayaa albaabada isugu dhuftay Xarunta Wargeyska Xog-ogaal ee magaalada Muqdisho iyadoo xabsiga dhigtay tifafrihii Wargeyskaasi.
Warbaahinta Soomaalida ayaa faafiyay war ku saabsan in 1500 sarkaal oo ka tirsan ciiamada Hay’adda Nanadsugidda laga eryay shaqada. Warkan…
