Qoraal uu ku saxiixnaa Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ayaa lagu beeniyay qoraal kaga been abuurtay Hay’adda NISA oo lagu baahiyay website laga leeyahay Puntland.
Taliye C/llaahi Gaafow ayaa qoraalkiisa ku sheegay in warqadda uu faafiyay website-ka ay tahay mid been abuur ah isagoo ka dalbaday maamulka webkaasi inay caddeyn u keen qoraalkooda ama sharciga lala tiigsan doono.
HALKAN GUJI SI AAD U AKHRISO QORAALKA LAGA FAAFISAY NISA
HOOS KA AKHRI QORAALKA TALIYE GAAFOW

GOOBJOOGE.COM

![Taliyaha NISA oo dacwad ku soo oogay Website laga leeyahay Puntland [Akhri Qoraalka Gaafow]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/02/gaafowd.jpg)