Wararka laga helayo saraakiisha NISA ayaa sheegaya in xilkii laga xayuubiyay taliyihii ciidamada nabadsugidda NISA ee Gobolka Banaadir. Taliye C/xakiim…
Browsing: NISA
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amarro cusub oo ku saabsan ammaanka Muqdisho oo maalintii saddexaad bandow dhinaca gaadiidka ah ku…
Horjooge ka tirsan Alshabaab ayaa isu soo dhiibay dowladda Soomaaliya iyadoo hay’adda Nabadsugidda ay soo bandhigay horjoogahan.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ay gacanta ku dhigeen askar ka tirsan ciidamada…
Rag la tuhunsan yahay inay Alshabaab ka tirsan yihiin ayaa lagu qabtay howlgal ka dhacay degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada Nabadsugidda NISA ayaa qabtay Gaari nooca raaxada ah oo walxaha qarxa ay saaran yihiin.
Ciidamada Nabadsugidda ayaa caawa degmada Xamarweyne ku qabtay Gaari la sheegay inuu miineysnaa oo waxyaabo qarxa lagu soo raray.
Haweeney lagu sheegay inay hub u kala gudbin jirtay maleeshiyooyinka Alshabaab ayay soo bandhigeen ciidamada Nabadsugidda NISA.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugidda ay qabteen haweeney hubeysan.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Nabadsugidda magaalada Muqdisho ay caawa xoog ku galeen xarunta Idaacadda…
Wararka laga helayo Muqdisho ayaa sheegaya in ciidanka Nabadsugidda NISA ay gacanta ku dhigeen
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax caawa fiidkii dhacay agagaarka Saldhiga Degmada Waaberi Magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa degmada Caabudqaaq ee Gobolka Galgaduud ka dhistay ciidamo xoog leh oo noqonaya ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee…
Ciidanka Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa sheegay inay qabteen gaari nooca raaxada ah NOAH oo laga soo buuxiyay
Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ayaa xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha Xarunta Cilmi Baarista iyo Daraasaadka ee magaalada…
Taliye Cusub ayaa loo magacaabay Ciidanka Nabadsugida Qaranka ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana talyaha cusub lagu magacaabaa C/qaadir Cabdullaahi Xaayoow.…
Ciidamada Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed (NISA) ayaa soo bandhigay rag lagu soo qabtay fal burcadnimo ah oo ay ka wadeen xaafado
Shir gaara oo ay Golaha Wasiirada ay hadda ku leeyihiin Xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa lagu ansixiyay inuu taliyaha Rasmiga ah…
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa qorshe la yaab leh oo aan hore loo arag ku joojiyay shirweyne ay abaabuleen
Milkiilaha hotelka Maka Al-Mukarrama Gurey Xaaji Xasan ayaa si kulul u beeniyay war kasoo baxay afhayeenka Gobolka Banaadir
