Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa caawa gacanta ku dhigtay hub iyo Gaari noociisu yahay Kaarib, kaas oo laga soo…
Browsing: NISA
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in goor dhoweyd ciidamada Nabadsugidda ay degaanka Ceelasha Biyaha
Diyaarad nooc wax basaasa ah oo aan hore loo arag nooceeda ayaa galabnimadii maanta kusoo dhacday xaafadda 1-da Maajo ee…
Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa taliye cusub u magacaabaya Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, kadib markii dhowaan…
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda NISA ayaa caawa sheegay inay gacanta ku dhigeen gaari nooca raaxada ah oo loo yaqaan Carib…
Maamulka iyo ciidamada dowlada Soomaaliya ee magaalada Jowhar ayaa sameeyay arrin la yaab leh kadib mrkii Qabuurihii lagu aasayay Taliyihii…
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Jen. C/llaahi Gaafow Maxamuud loo magacaabay Taliyaha ciidamada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA…
Maxkamad ay leedahay kooxda Alshabaab ee gobolka Baay xukunno lagu sheegay xaddu riddo ku fulisay rag lagu soo eedeeyay inay…
Hay’adda Nabadsugidda Qaranka NISA ayaa shaacisay in taliyahooda C/raxmaan Tuuryare uu dhiig u shubay caawa askar looga dhaawacay weerar ay…
Iska hor imaad hubeysan ayaa caawa fiidkii ka dhacay Suuqa xoolaha, degmada Heliwaa kadib markii ciidamo ka Alshabaab ah ay weerar…
DAAWO SAWIRRO LA YAAB LEH: Sidii ciidamada NISA uga howl galeen Hotelka Ambassador. Ciidamada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa muujiyay…
Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaacisay qasaaraha kasoo gaaray howlgalkii ay ku qaaday hotelka Ambassador ee ay weerareen dabley…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka ay soo afjareen weerarkii Hotel Ambassador ee magaalada Muqdisho oo…
War-saxaafadeed kasoo Baxay Taliska Sare ee Hey’adda Sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka Soomaaliyeed ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn dhinaca Cirka ah…
Ciidamada Nabadsugidda dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Gaari ay saaran yihiin hub iyo walyaabaha qarxa, kaasoo ay ciidamadu sheegeen in…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in la baarayo fadeexad ka dhalatay video la baahiyay uu muujimayua jirdil ay ciidamada Nabadsugidda NISA ku…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa guddi xaqiiqo raadin ah u magacaabay eedo loo jeediyay hay’addaha…
Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay qoys ka kooban Hooyo iyo Saddex caruur dhalinyaro…
Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo la sheegay in loo diyaariyay in lagu qarxiyo mid ka mida Hoteelada Muqdisho…
Qarax ka dhacay Gaari lagu qabtay magaalada Muqdisho oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa dhaliyay dhaawacyo soo gaaray khabiir…
