War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ay qabteen laba gaari oo waxyaabaha qarxa laga…
Browsing: NISA
Taliyaha ciidamada Hay’add Nabad sugidda Soomaaliyeed ee NISA C/raxmaan Tuuryare ayaa ka hor tegay isla markaana joojiyay shir ay yeelan…
Faahfaahin ayaa ka soo baxeysa koox lagu tuhunsan yahay inay Alshabaab tahay oo weeraro ka geysatay degmada Boondheere ee magaalada…
Howlgal ay ciidamada Nabadsugidda ka sameeyeen degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu soo qabtay nin lagu eedeeyay inuu ka…
Waxaa faahfaahin dheeraad ah kasoo baxeysaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lasoo dhigay Baarka Sky Blue ee agagaarka…
Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa saakay helay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo la damacsanaayeen in…
Gaari miineysan oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa loona diyaariyay in lagu qarxiyo goobo muhiim ah ayaa saaka lagu qabtay…
Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay xalay fiidnimadii xoriyadiisa u soo celisay siyaasiga Cabdi Nuure Siyaad (Cabdi Waal) oo dhowaan…
Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaacisay inay ka war heshay qorshe Alshabaab ku dooneyso inay weeraro ku qaado Dekadaha…
Qisadan waxay ku saabsan tahay muwaadin Soomaali ah oo la shaqeyn jiray shirkadda Favori ee gacanta ku heysta Garoonka Aadan…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku tilmaamay inay shahiidnimo ku dhinteen askartii ka tirsaneyd ciidamada nabadsugidda Qaranka ee hor…
Kulan la sheegay in lagu soo xirayo Kalfadhiga toddobaad ee Baarlamaanka ayaa ka socda xarunta Baarlamaanka ee Muqdisho, iyadoo su’aalo…
Kulankii ugu adkaa ugu dheeraa ee su’aalo lagu weydiiyo madax Soomaaliyeed ayaa maqribnimadii Caawa soo gabagaboobay, kadib markii Xildhibaanada Baarlamaanka…
Hay’adda Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa sheegtay in ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugidda ay kala eryeen koox yar oo ka…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, haddana ka mida madaxda xisbi siyaasadeedyada dalka ayaa waxba kama jiraan…
Wasiirka Amniga gudaha C/risaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha ciidamada Nabadsugidda Qaranka C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa markii labaad maanta ka baaqsaday…
Aas Qaran ayaa maanta loo smeeyay afar askari oo ka tirsanaaa Ciidamada Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya oo xalay…
AKHRI: QAABKA ALSHABAB U QORSHEYSAY WEERARKII BEERTA NABADDA & HOTEL SYL {WARBIXINTA GOOBJOOGE.COM} Kooxda Alshabaab ayaa abaabushay weerar mattaane ah…
Mas’uuliyiinta dowladda iyo saraakiisha ciidamada ee deganaa Hotelka SYL ayaa caawa laga daadgureeyay halkaasi kadib weerarkii ay dhow jiho uga…
Wararkiu ugu danbeeyay ee weerarkii isugu jiray qaraxyada is miidaaminta iyo weerarka tooska ah ee Alshabaab ku qaaday Hotelka SYL…
