Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmajo iyo Taliska Nabadsugidda ku eedeeyey inaysan ka quusan muddo kororsi,…
Browsing: NISA
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in Guddiyada Doorashada ee Hirshabeele iyo Galmudug ay intooda badan yihiin xubno ka tirsan…
Is-rasaaseyn xoog leh ayaa ka dhadcay isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho ayaa dhalisay dhimashada saddex qof oo la sheegay inay…
War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgal ciidamada ay ka sameeyeen xaafado ka…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa ka digtay amni darro ay dheegtay inay ka dhalan doonto dekadda magaalada…
Weriye C/llaahi Kulmiye Caddow oo maanta laga sii daayey xabsiga Godka Jilacow oo uu muddo 5 maalin ku dhowaad ah…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weriye C/llaahi Kulmiye Caddow oo muddo shan maalmood ah u xirnaa Hay’adda Nabadsugidda…
Xalay xilli danbe ayey ciidamada Nabadsugidda dowladda Soomaaliya gurigiisa kala baxen Weriye C/llaahi Kulmiye Caddow, kadibna ay si xoog leh…
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliye ee NISA ayaa gurigiisa kala baxay xalay Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan.
Hay’ada Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay inay qabatay Maado loo adeegsato Qaraxyada iyo shaqsiyaad ay sheegtay inay…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa baareysa dhammaan shaqaalaha Hay’adaha dowladda oo la marsiinayo baaritaan dhinaca Amniga ah…
Ciidamada Amniga dowlada federaalka Soomaaliya ee NISA ayaa magaalada Muqdisho ku xiray Ganacsato iyo Gaadiidley lagu tuhmaayo inay xiriir la…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa walaa xoog leh ka muujiyey inay Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka Jen. Yuusuf Odowaa Raage uu…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay in Amiirkii Alshabaab Axmed Cumar (Abuu cubeyda) uu caafimaad darro darteed…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay kulan dood badan dhaliyey oo shalay ilaa xalay dhex maray…
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo ka mida siyaasiyiinta ugu waaweyn mucaaradka ayaa cambaareeyay weerarkii Alshabaab ku qaadeen Hotelka Elite ee magaalada…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabsan xaaladda uu dalku ku jiro ee kala…
Dagaal culus ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ku dhex maray ciidamada dowladda Soomaaliya.
Dhalinyarro boqolaal ah oo doonayey inay shaqo ka helaan Hay”adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa bannaanbax cabasho ah…
Qaar ka mida ururrada saxaafadda ee fadhigoodu yahay magaamada Muqdisho ayaa ka digay in weriye muddo ku dhow 3 bilood…
