Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa waxa ay soo saartay jawaabtii ugu horraysay ee ay ka bixisay booqashada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump…
Browsing: North Korea
Burcadda internet-ka ee Kuuriyada Waqooyi ayaa la sheegay in ay xadeen warqado aad u badan oo sir militari ay ku…
Waqooyiga Kuuriya ayaa ku eedeysay Mareykanka inuu wado daandaansi dagaal, kuna iclaamiyay dagaal.
Kuuriyada Waqooyi ayaa uga digtay Mareykanka inay qaadi doonto tallaabo naxariis la’aan ah oo ay isku difaacayso haddii ay u…
Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay in maskaxda aan “fadhiyin” ee Trump ay ku qancisay in uu ku saxsan…
Dublamaasi u dhashay Kuuriyada Waqooyi ayaa ku tilmaamay khudbaddii uu madaxwayne Trump ka jeediyay shirka golaha loo dhan yahay ee…
Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa aroornimadi hore ee Jimcaha maanta ah tijaabisay gantaal kale oo ay dul marsiisay hawada Japan, maalmo…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aan kala har lahayn waxa uu ugu codeeyay in cunaqabateyn adag lagu soo…
Kuuriyada waqooyi ayaa shaacisay inay ku guulaysatay tijaabada hub Nukleer ah oo ay xanbaari karaan gantaalada riddada dheer.
Hoggaaminaya dalka Kuuriyada Waqooyi wiilka yar ee Kim Jong-un ayaa dib u dhigay qorshe weerar gantaallo ah lagu qaadi lahaa jasiirada…
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump ayaa dalka Kuuriyada Waqooyi uga digay in ay dhibaato aad u darran la kulmi doonto…
Iyadoo ay socdaan hanjabaadda iyo hadallada warbaahinta ay isu marinayaan Mareykanka iyo Kuuriyada Waqooyi ayaa xaaladda kasii dartay markii K/Waqooyi…
Dawladda Kuuriyada Waaqooyi ayaa sheegtay in gantaalkii ay tijaabisay Axaddii uu ahaa nooc cusub oo awood u leh in uu…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku tilmaamay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ‘nin aad xariif u ah’.
Markabka qaado diyaaradaha dagaalka iyo mid ka ciidamada ee Mareykanka ayaa la sheegay in aysan aadin dhanica Kuuriyada Woqooyi.
Kuuriyada waqooyi ayaa ku soo bandhigtay awooddeeda military oo aad u weyn, oo uu ka dhex muuqday Gujis cusub oo…
Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabo ahaan gantaal riddo dheer uga soo gantay dekedda dhanka bari ku taalla ee Sinpo iyada oo…
Trump oo wareysi siiyay wargeyska The Financial Times ayaa laga soo xigtay isagoo leh in hadii Shiinuhu uu xallin kari…
Waqooyiga Kuuriya ayaa shaacisay inay sameysay tijaabadii ugu weyneyd ee Hubka Niyukliyeerka ah, taasoo lagu guuleystay.
Wararka laga helayo Waqooyiga Kuuriya ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaare ku xigeenkii dalkaasi tooagasho lagu dilay.
