Doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galeen qaar ka mida saxafiyiinta Soomaalida ayaa goor dhoweyd waxaa Mudane…
Browsing: NUSOJ
Xoghayaha Guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ) Maxamed Ibraahim Mocalimuu ayaa si kulul uga hadlay hab-dhaqanka xukuumadda Soomaaliya ee saxafiyiinta,…
Barta caanka ah ee Twitter-ka ayaa markii labaad xiray barta xoghayaha guud ee ururka Qaranka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ Maxamed…
Boggii uu barta caanka ee Twitter-ka ku lahaa xoghayaha guud ee ururka Qaranka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu…
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) and affiliate media organizations including Somali Media Association (SOMA), Media Association of Puntland…
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa si cad uga hore yimid qoraal ka soo baxay Xeer ilaalinta Qaranka.
Dowladda Federaalka ayaa dacwad ku soo oogay Cumar Faaruuq Cismaan oo sheegta inuu hoggaamiyo ururka Saxafiyiinta Soomaaliyed ee NUSOJ.
Shir ku saabsan wadashaqeyn dhex marta Warbaahinta Muqdisho iyo Hay’adaha Ammaanka Dowladda Federaalka ayaa maanta ka furmay Hotelka Peace ee…
Mogadishu-Sunday April 2, 2017 Press Release.
MOGADISHU, Somalia, March 19, 2017 The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns in the strongest possible terms the shooting…
Xoghayaha guud ee Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) Maxamed Ibraahim Macalimuu
Saxafiyiin dhowr ah oo taageersan Cumar Faaruuq Cusmaan oo muddo dheer xilka xoghayenimo ee ururka NUSOJ soo hayay ayaa isugu…
Xiriirka caalamiga ah ee weriyayaasha adduunka ee (IFJ) International Federation of Journalists, ayaa toddobaadkan ku soo gabagabeeyay dalka Faransiiska shirweynahoodii…
Weriyaha caanka ah ee Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa loo doortay Xog-hayaha Guud ee Ururka suxufiyiinta NUSOJ, iyadoo aan wax cod ah…
Waxaa maalinta beri ah lagu wadaa inay Muqdisho ka dhacdo doorashada madaxda cusub ee ururka Qaranka Saxafiyiinta Soomaaliyeed – NUSOJ…
Weriyaha caanka ee Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu taagan yahay xilka Xoghayaha Guud ee ururka…
Waxa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho xaflad lagu sheegay in lagu sheegay in dooranayo Xoghayaha Guud ee Ururka Xiriirka Shaqaalaha…
Maxamed Ibrahim Pakistan oo ahaa xoghayihii Ururka saxafiyiinta ee NUSOJ ayaa maanta ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay. Pakistan ayaa…
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya Ceydiid C/llaahi Ilkaxanaf ayaa mar kale soo farageliyay khilaafka ka dhex taagan garabyada ururka Saxafiyiinta…
Guddiga is magaacaabay ee la baxay Guddiga Madax Xalinta Khilaafkii hogaanka Ururka Suxufiyiinta NUSOJ, ayaa kulam la yeeshay Wasiirka Wasaaradda…
