Xiriirka caalamiga ah ee weriyayaasha adduunka ee (IFJ) International Federation of Journalists, ayaa toddobaadkan ku soo gabagabeeyay dalka Faransiiska shirweynahoodii – kaasi oo sanadkan ay ku dooranayeen madaxda iyo guddiga fulinta ururkaasi oo ah midka caalamka ugu balaaran.
Cumar Faaruuq oo loo doortay xubin ka tirsan guddiga fulinta ee ururka IFJ
1 Min Read
Somali

